Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamo gaar ah oo loo diyaariyay ammaanka Muqdisho ka hor doorashadda Golayaasha deegaanka

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaarisay ku dhowaad 10,000 askari oo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed si ay u xaqiijiyaan ammaanka doorashooyinka golayaasha...

Xasan Sheekh: Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha waa mid taariikhi ah oo adkeysi leh

MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku tilmaamay xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha mid taariikhi ah, xooggan, isla markaana...

Wasiirka Difaaca Kenya oo booqasho ku tagtay magaaladda Kismaayo

KISMAAYO, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Difaaca Kenya, Marwo Soipan Tuya, ayaa Jimcihii booqasho shaqo ku tagtay dalka Soomaaliya, si ay ula kulanto ciidamada Kenya...

Puntland oo ugu Baaqday Madaxweyne Xasan Sheekh in uu Tixgeliyo Natiijooyinka Shirkii Kismaayo

KISMAAYO — Wasiirka Dowlaha Madaxtooyadda Puntland Cabdifitaax Maxamed Abdinur, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku boorriyay inuu tixgeliyo oo si wanaagsan...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda waxay diyaay u tahay wadahadal iyo tanaasul siyaasadeed

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ay u furan tahay wadahadal, is-afgarad iyo tanaasul lala...

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo bilaabay wejigii labaad ee ka jawaabidda abaarta

Muqdisho — Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa bilaabay wejigii labaad ee dadaallada qaran ee wax looga qabanayo abaaraha ka taagan qeybo badan oo dalka...

Shirkii Kismaayo oo laga Soo Saaray War-Murtiyeed Kama Dambeys ah

Kismaayo – Shirkii magaalada Kismaayo ee socday intii u dhaxaysay 18–20 December 2025, ayaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray...

Gudiga doorashada oo shaaciyay Xarumaha iyo Goobaha Codbixinta Gobolka Banaadir

MUQDISHO - Gudga doorashadda Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay goobaha dadweynaha ay codkooda ka dhiiban doonaan doorashadda 25ka bishan dhacaysa.   Si loogu diyaargaroobo doorashooyinka goleyaasha deegaanka...

Madaxweynaha oo faray ciidanka in ay u diyaar garoobaan ilaalinta nabad-gelyada doorashooyinka

MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qayb-galay munaasabadda dabaal-degga sannad-guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Ciidanka...

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ka furay Shir Qaran oo Lagu Dardargelinayo Ka-Jawaabista Abaaraha

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir qaran oo ballaaran...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...