Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Shirka Mucaaradka uga socda Kismaayo – Daawo
MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa wada-hadallada siyaasadeed ee ka dhacay Kismaayo ku tilmaamay “wadada siyaasadeed ee dhamaadka ah,” isagoo sheegay in aysan...
AFRICOM oo Duqeyn ka Fulisay Nuur Dugle kadib markii Al-Shabaab weerartay
MUQDISHO — Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay duqeymo cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Dhexe...
Madaxweynaha JFS oo Ka Qeybgalay Xuska 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kusoo biiray munaasabadda sanad-guuradii 82-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, oo ka socota Xarunta Tababarka Janaraal...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaahira ku hoggaaminaya wafdi ka qaybgalaya Shirka Iskaashiga Ruushka...
Qaahira — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmay Abiy Axmed
Addis Ababa, Diseembar 19, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo safar shaqo oo hal maalin ah ku jooga magaalada...
Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo Ankara Kula Kulmay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha Turkiga, Iskaashiga Labada...
ANKARA, Turkiga — Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Ankara...
Burcad-badeedda oo helay GPS ay kula socdaan Maraakiibta
BOOSAASO - Burcad-badeeda Soomaalida ayaa bilaabay isticmaalka qalabka casriga ah ee GPS-ka, oo u fududeynaya inay si joogto ah ula socdaan dhaqdhaqaaqa maraakiibta ganacsiga...
Somaliland oo shaacisay Tirada dadkii ku dhintay rabshadaha ka dhacay Boorama
BORAMA — Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ugu yaraan 19 qof ay ku dhinteen, halka 214 kalena ay ku dhaawacmeen mudaharaadyo horraantii bishan ka...
Sheekh Shariif oo sheegay inuu eedeymo kala kulmay dastuurkii uu qoray xiligii KMG –...
KISMAAYO - Madaxweyne hore Sheekh Shariif, oo ka hadlayay Shirka Kismaayo, ayaa sheegay in uu dhaleeceyn kala kulmay dastuurkii dowladiisii KMG ahayd diyaarisay.
"Dastuurka aan...
Deni oo Madaxweyne Xasan Sheekh baaq uga soo diray Shirka Mucaaradka ee Kismaayo –...
KISMAAYO - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlay Shirka Kismaayo ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
“Xasan Sheekh Dowladnimadaan daruufta...















