Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xamse oo ka warbixiyay guulaha Xukuumadiisa saddexdii sano ee la soo dhaafay

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay si toos ah bulshada Soomaaliyeed uga jawaabay su’aallo ku saabsan...

Madaxweyne Erdogan oo Doha kulan kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya

Doha, Qatar, Sebtembar 16 – Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Isniintii kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, isaga...

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

MUQDISHO - Western Union waxay ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya and Somaliland. Macaamiisha ku sugan labada deegaanba waxay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarada Israa’iil, una Muujiyay Taageero Buuxda Dowladda Qatar

Doha, Sebtembar 16 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay shir-madaxeedka degdegga ah ee waddamada Carabta iyo Islaamka...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada duleedka Xarardheere

Xarardheere, Mudug – Ciidanka Dowladda ee ku sugan magaalo xeebeedka Xarardheere ayaa bilaabay dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ballaaran oo la xiriira sugidda amniga, sida ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Amiirka dalka Qadar

Doxa, Sebteembar 15, 2025; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magalada Doha kulan muhiim ah kula qaatay Amiirka dalkaasi Mudane Tamim...

Wasiiro katirsan DFS oo ka qeybgalay Kulan looga hadlay arrimaha qaraxyada

Muqdisho — Wasiirada Gaashaandhigga iyo Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah uga qeybgalay kulan muhiim ah oo lagu ansixinayey Qorshaha...

Imaaraatka oo dhex-dhexaadin ka billaabay Soomaaliya oo Khilaaf siyaasadeed ka taagan

ABU DHABI - Wararka laga helayo dalka Imaaraatka Carabta ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan dadaallo lagu doonayo in la isugu keeno Dowladda...

Booliska Soomaaliya oo digniin culus u diray Bulshada iyo Dhalinyarada

Muqdisho – Gaashaanle Abdifatax Aadan Xirsi, afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa maanta shir jaraa’id oo uu warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ku sheegay in...

Ciidanka NISA oo Howlgal Amni ka Sameeyay Magaaladda Baydhabo

Baydhabo – Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal amni oo ballaaran ka sameeyay magaalada Baydhabo, iyagoo gacanta ku soo xiray dhalinyaro...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...