Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Saameynta Mashruuca Biyo-xireenka Itoobiya ee GERD ku yeelan karo...

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Mashruuca Biyo-xireenka Weyn ee Itoobiya (GERD) uu saameyn weyn ku...

Mas’uuliyiinta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo la dul-dhigay Amar culus

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa shalay kormeer ku tagay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle, isagoo ka...

Xamse: Ma Aqbali Doono In Mar Kale Hoggaan Qaran Lagu Doorto Hab Beeleed

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa shaaciyay in dalka uusan mar dambe aqbali doonin in hoggaan qaran lagu doorto nidaamka beelaha,...

Madaxda iyo Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay Qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka

Muqdisho, 17 Sebtembar 2025 – Madaxda Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Qaranka (NIRA) ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay si degdeg ah u qaataan...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo Kulan Miro Dhal ah Ku Yeeshay Muqdisho

Muqdisho, 17 Sebtembar 2025 – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan miro dhal ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka...

Jeneraal Sahal oo billado siiyay Ciidankii Al-Shabaab ka difaacay Ceeldheer

Ceeldheer, Galmudug – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar, ayaa shalay ka qayb galay munaasabad qiimo leh oo...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Safiirka Turkiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca iyo...

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa Talaadadii kulan heer sare ah la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktaş,...

Xamse oo kormeer ku sameeyay shaqada hay’adda Socdaalka Soomaaliya

Muqdisho, Talaado, 16 Sebteembar 2025: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer uu ku qiimeynayo hawlaha muhiimka ah...

Cabdi Xaashi oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u...

Ciidanka Xoogga oo Miino ka Soo Saaray Waddo ku taalla Shabeellaha Hoose

SHABEELLAHA HOOOSE — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen deegaanada u dhaxaysa Lambar Konton iyo Muuri ee gobolka Shabeellaha Hoose...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...