Cabsi Baahsan oo Ka Dhalatay Duqeyn Lagu Dilay Caaqil Ka Tirsanaa Dhaqanka Gobolka Sanaag
Ceelbuh, Sanaag – Cabsi xooggan ayaa ku faaftay bulshada ku dhaqan gobolka Sanaag, gaar ahaan beelaha deegaanka Ceelbuh, kadib duqeyn culus oo diyaarad dagaal...
Ciidanka dowladda oo soo bandhiyay Hub, Meydad iyo Maxaabiis kadib dagaalkii Ceeldheer
Ceeldheer, Galgaduud – Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gudaha Ceeldheer ee gobolka Galgaduud kusoo bandhigay maxaabiis ka tirsan Al-Shabaab, hub iyo meydad kadib dagaalkii...
Khasaaraha Weerarkii Ceeldheer oo Sii Kordhaya, Dowladda oo Guul Sheegatay
CEELDHEER, Soomaaliya – Khasaaraha ka dhashay weerarkii culus ee aroornimadii shalay ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa sii kordhaya, kaasi oo dhexmaray...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Kalfadhigiisa 7-aad Furaya 20-ka Sebteembar
MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka uu si rasmi...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daah-Furay Xarunta Sirdoonka Militeriga Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo...
Guddoomiyaha SoDMA oo Daahfuray Xarunta Gargarka Degdegga ah ee Waqooyi Bari
LAASCAANOOD, Soomaaliya – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray dhismaha cusub ee Xarunta Gargarka...
Saalax Jaamac: “Muqdisho Maanta Waa Nabad Marka Loo eego Tobankii Sano ee u Dambeeyay”
MUQDISHO, Soomaaliya – Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa hadda ah midda ugu nabdoon tobankii sano ee la soo dhaafay, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaare...
Madaxweyne Qoorqoor oo Ammaanay Ciidamada Kaddib Guushii Dagaalkii Ceeldheer
Ceeldheer, Galguduud – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa si weyn u ammaanay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka oo si...
Laftagareen oo Digniin Adag U Diray Mucaaradka, Kuna Baaqay Ilaalinta Xasiloonida Koonfur Galbeed
Baydhabo, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka ah ee kasoo horjeeda maamulka, isaga...
Mucaaradka oo lagu eedeeyay Inay Dagaalka Al-Shabaab Ka Dhigeen Ciyaar Siyaasadeed
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa mar kale si adag u weeraray qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka...















