Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wafdi ka socda SoDMA oo gaaray Beledxaawo+SAWIRRO

BELEDXAAWO (SMN) -- Wafdi sare oo ka socda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud Cabdirashiid Maxamuud Xasan, ayaa maanta gaaray...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Bilaabay Hannaanka La-Xisaabtanka Golaha Wasiirrada

MUQDISHO :— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay hannaanka la-xisaabtanka Golaha Wasiirrada, kaasi oo lagu eegayo waxqabadka wasaaradaha...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ballaaran ka Wada Gobolka Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sii wada howlgal ballaaran oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka socda qeybo badan...

QM oo Digniin Cusub Kasoo Saartay Yaraynta Gargaarka Soomaaliya

MUQDISHO - Qaramada Midoobay ayaa si weyn uga digtay hoos u dhac ku yimid maalgelinta gargaarka bani’aadantinimo ee Soomaaliya, iyadoo sheegtay in kaliya 17%...

Muungaab oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan Is-Diiwaangelinta Doorashada Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Maxamed Xasan Xuseen (Muungaab), ayaa sheegay in aanay jirin wax qasab ah oo lagu sameeyay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in Qiimeyn Lagu Sameynayo Waxqabadka Xukuumadda

MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa shalay si rasmi ah u daah-furay isla xisaabtan iyo qiimeyn guud oo lagu...

Mooshinka Ka Dhanka Ah Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre Oo Sii Xoogeysanaya

Muqdisho, Soomaaliya – Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si xowli ah u xoogeysanaya, iyadoo tiro sii kordheysa oo xildhibaano...

Jubaland oo Si Kulul Uga Hadashay Dhaqdhaqaaqyada Dowladda Kawado Garbahaarey

Garbahaarey, Soomaaliya – Dowlad goboleedka Jubaland ayaa si kulul uga falcelisay dhaqdhaqaaqyo ay dowladda federaalka Soomaaliya ka waddo magaalada Garbahaarey, kuwaasoo ay Jubaland ku tilmaantay...

Taliyaha NISA ee Gedo C/rashiid Janan oo Ciidamada Amar Ku Siiyay

Gedo, Soomaaliya – Taliyaha NISA ee gobolka Gedo Cabdirashiid Janan, ayaa amar culus ku siiyay qeybaha kala duwan ee ciidamada ku sugan gobolkaasi, isagoo...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Bakool

Ceel-boon, Bakool – Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururka 95-aad ee Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa xalay saqdhexe fuliyay howlgal qorsheysan oo si...

WARAR KALE

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

Muqdisho, Khamiis, 20 Agoosto 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala...

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

MUQDISHO, Soomaaliya — Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa dowladda ugu baaqay inay joojiso tallaabo kasta oo lagu duudsinayo muwaadiniinta xuquuqdooda milkiyadeed, xilli ay isa soo...

Somali Islamic Scholars Urge Government to Halt Property Demolitions in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — The Union of Somali Islamic Scholars has called on the government to halt actions that could deprive citizens of their property rights,...