Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ah garabka howlaha horumarinta iyo gargaarka ee Hormuud Telecom iyo Salaam Soomaali Bank ayaa maanta la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta...

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta oo gaaray Laascaanood

Laascaanood, Soomaaliya – Subaxnimadii maanta, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Hoosh), ayaa soo gaaray magaalada...

Taliyaha Ciidanka Uganda oo Ku Eedeeyay Mareykanka inuu Heshiisyo Qarsoodi ah la Galayo Al-Shabaab

KAMAPALA - Taliyaha guud ee ciidamada Uganda, Jeneraal Muhoozi, ayaa sheegay in Mareykanka uu si qarsoodi ah heshiisyo ula galayo kooxda Al-Shabaab ee ka...

SoDMA iyo Safaaradda Shiinaha oo Ka Sharay Maareynta Masiibooyinka

Muqdisho, Soomaaliya – 9 Luulyo 2025 – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Xamsa: “Qaran-dhisku Waa Xoojinta Hey’adaha iyo Aragti Fog oo ku Saleysan Cilmi Baaris”

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee Madasha Horumarinta Bariga Afrika, isaga oo...

Fahfaahin: Qarax Is-miidaamin ah oo Ka Dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya, Luulyo 9 – Qarax is-miidaamin ah ayaa barqanimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay...

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax gaari ayaa lasoo sheegay inuu ka dhacay goordhaw Saldhigga Jaale Siyaad ee magaaladda Muqdisho, halkaasoo ay ku sugan yihiin Ciidankadowladda.   Lama...

Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Shirweynaha Caalamiga ah ee WSIS+20 ee Geneva

Muqdisho, 8 Luulyo 2025 – Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin (Soomaali), ayaa si rasmi ah uga...

Dagaal Kooban oo Ka Dhacay Degmada Balanballe iyo Xaaladda Moqokori

Balanballe – Wararka laga helayo degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen saldhigga booliska degmadaas habeenimadii xalay.   Waxaa...

Odayaal Diiday Qorshaha Dowladda Federaalka ee Maamul u Sameynta Sool iyo Sanaag

Sanaag – Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa si cad u diiday habka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u wajahday...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...