Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle 

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Dhexe ee hay’adda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Madaxweyne...

Guddoomiye Ku Xigeenka Aqalka Sare iyo Wasiirro la Kulmay Isimadii SSC-Khaatumo

Muqdisho, Luulyo 12, 2025 – Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo...

Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaalamay Muqdisho, 2 Askari Oo Geeriyooday

Muqdisho, Luulyo 12, 2025 — Israsaaseyn u dhexeysay ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, taasoo...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Labo Jibaaray Howlgallada Cirka iyo Dhulka ee Ka Dhanka ah...

JOWHAR - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maalmihii u dambeeyay labo jibaaray howlgallada cirka iyo dhulka ee ay ka wadaan deegaanada dowlad-goboleedka Hirshabeelle, gaar...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan muhiim ah la yeeshay Erdoğan

Ankara, Turkiga – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga, Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan,...

SoDMA iyo Galmudug oo ka shiray gurmad iyo kobaca dhaqaalah

Muqdisho (S.M.N) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka...

Shirka Dhismaha Maamulka SCC Khaatumo oo La Filayo Inuu Berrito Ka Furmo Laasacaanood

LASANOOD – Waxaa la filayaa in maalinta berrito ah si rasmi ah uu uga furmo magaalada Laasacaanood shir lagu dhisayo maamulka SCC Khaatumo, kaas oo...

Shacabka Sabiid iyo Caanoole oo Sheegay in Loo diiday Inay Guryahooda Ku Laabtaan

SABIID – Qaar kamid ah dadka ku nool deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in laga hor istaagay in ay...

Wadahadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Turkiga dhexdhexaadinayay oo Hakad Galay

ANKARA - Wadahadalladii ay dowladda Turkiga dhexdhexaadinayay ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa hakad galay, sida ay sheegeen diblomaasiyiin labada dal ah. Turkiga...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Guddiga Cusub ee Tacliinta Sare Qaranka

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku ansixiyey kulankoodii caadiga ahaa xubnaha cusub ee Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka, kuwaas oo lagu...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...