Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Israsaasayn Khasaaro Keentay oo Ka Dhacday Xaafadda Shiirkole, Degmada Hodan

Muqdisho, 30 Juun 2025 – Wararka naga soo gaaraya xaafadda Shiirkole ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka...

Al-Cadaalad oo ugu baaqey Dhalinyarada Inay Ka Qayb Qaataan Dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho, 30 Juun 2025 – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta hadal dhiirrigelin leh u jeediyay...

Xaalad Dagaal oo ka Taagan Gobolka Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose – Xaalad dagaal oo culus ayaa ka taagan qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo dagaal xooggan uu u dhexeeyo Ciidamada...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo u dabaal-degtay 65 sano guuradii Xorriyadda Qaranka

NAIROBI, Kenya – 29 Juun 2025 – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa si rasmi ah u xustay sanad-guuradii 65-aad ee kasoo...

Madaxweynaha oo Dhagax-dhigay Garoon Diyaarado, Deked Casri ah iyo Mashaariic Kale

Jowhar, Soomaaliya – 29 Juun 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha garoon...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doona dadka Colaada hurinaya

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka amniga Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Degmada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud in ay joojiyaan dagaalka.   Cabdullahi Sheekh Ismaciil Fartaag, ayaa...

Cabsi Dagaal oo Weli Ka Taagan Magaalada Caabudwaaq 

Caabudwaaq, Galgaduud – Waxaa saakay weli ka jirta cabsi dagaal oo ka taagan magaalada Caabudwaaq kadib dagaal culus oo maalintii shalay dhexmaray ciidamada Booliiska...

Lix Morookaan ah oo Maxkamad fasaxday oo wali Ku Xiran Garoowe, Puntland

Garoowe, Soomaaliya — Lix dhalinyaro ah oo u dhashay waddanka Morooko ayaa sanado badan ku xiran xabsiga magaalada Garoowe ee dowlad-goboleedka Puntland, inkastoo maxkamad...

Ciidamada Danab oo howlgalgaar ah ka fuliyay gobolka Jubadda Hoose

Muqdisho, Soomaaliya — Ciidanka gaarka ah ee Danab, oo gacan ka helaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Maqooqaha ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Lugadheere

Muqdisho, Juun 28, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee, Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...