Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shabeellaha Hoose oo Wajahaya Duqeymo iyo Dagaallo Joogto ah, Beeraleyda oo Saameyn Ku Yeelatay

SHABEELLAHA HOOSE — Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa noqday meel ay si joogto ah uga dhacayaan duqeymo iyo dagaallo, kuwaasoo si gaar ah u saameeyay...

Xamse oo xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho, Arbaco 2 Luulyo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha...

AUSSOM Oo War Kasoo Saartay Shilka Diyaaradeed Ee Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho – Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa war rasmi ah kasoo saaray shilka diyaarad qumaatiga u kacda oo Arbacadii...

Diyaarad Ciidan oo Ku Burburtay Garoonka Muqdisho [Fahfaahin]

Muqdisho, Soomaaliya – Diyaarad helicopter ah, oo ay lahaayeen ciidanka Midowga Afrika ayaa saakay ku burburtay dhanka bari ee garoonka caalamiga ah ee Aden...

Gobolka Gedo oo wajahaya xaalado cakiran iyo siyaasado is diidan oo u dhaxeeya Jubaland...

MUQDISHO - Gobolka Gedo ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay wajahaya xaalado cakiran oo siyaasadeed, iyadoo ay is hor taagan yihiin maamulka Jubaland iyo dowladda federaalka...

Hay’adda Socdaalka Soomaaliya Oo hirgelisay Nidaam Casri ah oo Maraykanka taageerayo oo Looga Hortago...

MUQDISHO - Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa hirgelisay nidaam cusub oo biometric ah oo lagu xakameynayo Socdaalka xuduudaha dalka, kaasoo gacan ka geysanaya...

Ciidanka dowladda oo Hogaamiye katirsana Al-Shabaab ku dilay Howgal – DFS

MOGADISHU — Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxayna...

Boqorka Sacuudiga iyo Dhaxal Sugaha oo Hambalyo usoo Diray Soomaaliya Maalinta Xorriyadda

Boqorka Sacuudiga, Salman bin Cabdilaziz Al Saud, iyo Amiirka Dhaxal Sugaha, Maxamed bin Salman, Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Sacuudiga, ayaa hambalyo diiran u diray Madaxweynaha...

Qatar: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Madaxweynaha Somaliland

Doha – Juun 30, 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda, Sheekh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani, ayaa maanta si...

Sacuudiga oo dil ku fuliyay saddex Soomaali ah

RIYADH - Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa maanta soo saartay bayaan rasmi ah oo lagu shaaciyay fulinta xukun dil ah oo...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...