Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Mucaaradka 

Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay eedeymaha uga imaanayay mucaaradka gaar ahaan kuwa kooxda Samatabixinta oo dhowr jeer ku celceliyay...

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Macawiisleyda Deegaanka oo Howlgallo Ballaaran ka Wada Shabeellaha Dhexe

Masaajid Cali Gaduud, Juun 26, 2025 – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa wada howlgallo milatari oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Midnimo, Is-afgarad iyo Wadahadal ayaa ah furaha mustaqbalka Soomaaliya”

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbaddiisa sanadlaha ah uga jeediyay shacabka Soomaaliyeed xuska 26-ka Juun, oo ah maalinta xornimada...

Villa Somalia oo war kasoo saartay Kulankii MW Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

MUQDISHO, Soomaaliya - Kulankii Maanta ee Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh, Guddiga Dowladda ee u xil-saaran wadahadallada iyo xubnaha Madasha Samatabixinta,   Waxaa la isku raacay in...

Mucaaradka oo Villa Somalia kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah Madaxtooyada Qaranka ugu qaabilay mas’uuliyiinta Mucaaradka oo isugu jira Madaxweyne hore, Ra’iisul...

Amar adag la dul dhigay ganacsatada Boosaaso, Puntland

BOOSAASO, Soomaaliya –  Guddoomiyaha magaalada Boosaaso, Mudane Cabdifitaax Maxamed Cismaan, ayaa awaamiir culus kusoo rogay ganacsatada ku sugan Boosaaso, isagoo ku wargeliyay inay bixin doonaan...

Trump oo weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar

WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, kadib markii ay dhaleeceyn...

Howlgallo culus oo laga fuliyey gobolka Jubbada Hoose, Jubbaland

KISMAAYO, Soomaaliya - Wararka naga soo gaaraya deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubbaland oo kaashanaya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub 

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Villa Soomaaliya wafdi sare oo ka socday Adeegga...

Ciidanka NISA oo Howlgal Guul leh ka Fuliyey Gobolka Hiiraan

MUQDISHO - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay guul...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...