Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

BAAQ: Xildhibaanada Dowlada Federaalka

Qoraalkan wuxuu si toos ah ugu wargelinayaa Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya in xilka iyo mas’uuliyadda saaran ay tahay mid qaran. Waxaa lagu baraarujinayaa inay ku...

Ciidamada Danab oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab oo Ka dhacay Jubbada Hoose

KISMAAYO, Soomaaliya - Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa hub tiro badan kusoo bandhigay gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo ay ka soo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo xoojinaya iskaashiga iyo xiriirka diblomaasiyadeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Arbacadii ku qaabilay xafiiskiisa ee magaalada Muqdisho Safiirka...

QM oo walaac ka muujisay shuruucda la dagaallanka argagixisada ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Hay'adda Qaramada Midoobay ayaa muujisay walaac xoogan oo ku saabsan qaabka ay Soomaaliya u maareyneyso sharciyada la xiriira la dagaallanka argagixisada,...

Duqeymo xoogan oo lagu beegsaday Al-Shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya – Diyaarado dagaal oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin saaxiibada caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ayaa duqeymo culus ka fuliyay...

Maraykanka oo sheegay in in ka badan 100 dagaalyahan ku dilay Soomaaliya tan iyo...

Washington, Mareykanka — Maraykanku wuxuu sheegay in in ka badan 100 dagaalyahan lagu dilay Soomaaliya tan iyo markii Madaxweynaha Donald Trump uu xafiiska qabtay...

NISA oo sheegtay in howlgal gaar ah ku dishay in ka badan 45 katirsan...

MUQDISHO, Soomaaliya - Hay'adda NISA ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan ay ku dishay 46 kamid ah Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale howlgalka lagu qabtay hub...

Jubaland oo Dowlada Dhexe ugu Baaqday in Khilaafka laga Saaro Arrimaha Gargarka

Kismaayo, Soomaaliya – Cabdulkaadir Xaaji Maxamuud (Luga Dheere), madaxweyne ku-xigeenka labaad ee dowlad-goboleedka Jubaland, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee wali u dhexeeya maamulka...

Ciidanka Sirdoonka iyo Cirka Soomaaliya oo Duqeyn Ku Beegsaday Xarumo Muhiim u ahaa Al-Shabaab

Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Sirdoonka Qaranka oo iskaashi la sameeyay Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa habeenkii xalay fuliyay howlgal duqeyn ah oo...

Aadan Barre Ducaale oo Ka Hadlay Awoodda Soomaalida Geeska Afrika iyo Caalamka

Nairobi, Kenya – Wasiirka Caafimaadka ee dowladda Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa khudbad kulul oo uu ka jeediyay munaasabad dadweyne ku tilmaamay awoodda weyn...

WARAR KALE

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

BAYDHABO, Soomaaliya — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Al-Shabaab u adeegsan jireen...

Somali Forces Target Al-Shabaab Hideouts in Bay, Militant Surrenders

BAIDOA, Somalia — Somali special forces have carried out an operation targeting areas used by Al-Shabaab militants as hideouts and gathering points in the...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Shir Guddoomiyey Kulankii Ugu Horreeyey ee Guddiga Maareynta Masiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Sabtidii shir guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaas...