Dowladaha Carabta oo si adag u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO – Masar, Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay weerar ismiidaamin ah oo Axaddii ka dhacay meel u dhow saldhigga milatari...
AFRICOM oo joojisay shaacinta khasaaraha duqeymaha ka dhaca Soomaaliya
WASHINGTON - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay in uu si ku-meel-gaar ah u joojinayo faafinta faahfaahinta ku saabsan khasaaraha ka dhasha...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka War-gaadhi
WARGAADHI - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanka War-gaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u dhiirrigeliyo ciidamada qalabka...
Madaxweynaha oo Isbitaal ku booqday xubno katirsan Macwiisleyda oo dhaawac ah
Muqdisho, May 19, 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Demartino...
Shakhsiyaadka Hogaaminaya Shabakadda Khiyaamada iyo Tahriibka ee Soomaaliya oo la shaaciyay
Baaritaanno dheer ka dib, mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa kashifay shabakad ballaaran, oo burcad ah oo ku lug lahayd khiyaamo iyo tahriibinta dadka oo ka...
Diyaarado Duqeeyay Al-Shabaab xili Dagaal Ka Bilowday Xadka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
JOWHAR - Diyaarado dagaal ayaa duqeyn u geystay Al-Shabaab xilli dagaal ka bilowday xadka u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaana hadda uu...
Imaaradka Carabta oo si kulul u cambaareeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO – Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa si adag u cambaareysay weerarkii argagixiso ee Axadii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada tiro...
Xamsa: Qof walba waa inuu kaalinta kaga aaddan ka qaato difaaca dalka
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada...
Macwiisleyda Gobolka Hiiraan oo Guulo ka Sheegtay Dagaalka Al-Shabaab
JOWHAR, Soomaaliya - Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo qaraar oo Labadii Maalin ee lasoo dhaafay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ku...
Dagaal Qaraar oo Maalintii 2aad Ka Socda Xadka Gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan
CEEL HAREERI, Soomaaliya – Dagaal culus ayaa maalintii labaad ka socda xadka ay wadaagaan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, gaar ahaan tuulada Ceel Hareeri...














