Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Dhagax-dhigay Dhismaha Waddada Nasiib Buundo ee Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha...

Dowladda oo war kasoo saartay qaraxii ka dhacay Damaanyo, Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay uga hadashay qaraxii saakay ka dhacay magaaladda Muqdisho.   Qaraxa ayaa geystay khasaaro dhimasho...

Qaramada Midoobay oo Hoos u Dhigaysa taageeradda Soomaaliya

NEW YORK - Qaramada Midoobay ayaa jimcihii shaacisay in ay hoos u dhigi doonto yoolalka caawinta bani’aadamnimo ee Yemen iyo Soomaaliya, kadib hoos u...

Howlgal Bur Burin ah oo ka Socda Wadada Xiriirisa Ex-Kontarool Afgooye iyo Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Wararka naga soo gaaraya wadada xiriirisa Ex-Kontarool Afgooye iyo Muqdisho ayaa sheegaya in laamigan dheer uu ka socdo howlgal bur burin...

DEG DEG: Qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax wayn oo loo malaynayo ismiidaamin ayaa ka dhacay magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya xili amniga soo hagaagayay.   Waxaa lagu soo...

Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Deegaanka Nuurdugle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

JOWHAR, Soomaaliya - Faafaahin ayaa kasoo baxaysa dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Nuurdugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe saacadahii lasoo dhaafay.   Al-Shabaab ayaa xalay weerar...

Taliyihii Guutada 26aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan

MOQOKORI - Taliyaha guutada 26aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Kornayl Cabdiraxmaan Hujaale, ayaa lagu dilay maanta jiidda hore ee dagaalka ee deegaanada ku...

Madaxweynaha oo Taageeray Qadiyadda Falastiin, Soo Dhaweeyay Qaadista Cunaqabataynta Syria

BAQDAAD, 17 May – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Jimcihii ka qeyb galay shir-madaxeedka 34aad ee Jaamacadda Carabta oo ka furmay  magaalada Baqdaad ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ku soo dhoweeyay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Uganda

MUQDISHO, 17 May – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha...

War Degdeg ah: Qarax Miino oo ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Baraawe

BARAAWE, Soomaaliya - Qarax miino oo lala beegsaday gaari qaad siday ayaa ka dhacay meel u dhow Garoonka Diyaaradaha Baraawe ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...