Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo Guulo ka sheegatay dagaalka Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 20 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Boos-hareeri...

Ciidamada Itoobiya oo kusoo biiray dagaalka Al-Shabaab ee Shabeellaha Dhexe

FEERFEER, Itoobiya – Ciidamo ka tirsan Ciidanka Difaaqa Qaranka Itoobiya (ENDF) ayaa lagu waramayaa in ay isugu soo urureen magaalada Feerfeer, oo ku taalla...

Dowadda oo ka hadashay Digniinta Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Dhawaan, Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni oo muujinaysa cabsi laga qabo weeraro ka yimaada Al-Shabaab, kuwaas oo...

Dowladda oo Al-Shabaab kula dagaalamaysa goobo sanado kahor laga saarey [Warbixin]

MUQDISHO - Waxaa saddexdii Sanadihii lasoo dhaafay Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kula dagaalamaysa deegaanno iyo degmooyin kooxda laga saarey oo ku dhaw magaaladda...

Diyaaradaha Itoobiya oo Duqeymo ka Fuliya Gobolka Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa xaqiijiyay in diyaaradaha dowladda Itoobiya ay duqeymo ka fuliyeen deegaanada gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Shir Guddoomiyay Kulanka Amni

MUQDISHO - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐠𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐧𝐨 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐣𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

Muqdisho :- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kasoo horjeestay barakicinta shacabka reer Falastiin ee ku nool Gaza

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si xooggan uga hadlay arrimaha barakicinta shacabka reer Falastiin ee ka dhanka ah Israaiil,...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad oo kulamo kawada Baydhabo

BAYDHABO  – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta tababbar usoo xiray dufcadii 9-aad ee Ciidanka...

Mareykanka oo Joojiyay Taageerada Maaliyadeed ee Ciidamada Danab

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Maraykanka ay hakisay taageerada maaliyadeed ee ciidamada Danab, kuwaasoo muhiim u...

WARAR KALE

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Leego

Leego, Soomaaliya - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad iyo Cutubka Gaarka ah ee Gawaarida Gaashaaman, ayaa howlgal bur-burin...

Puntland iyo Mareykanka oo xaqiijiyay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Al-Madow

Garoowe, Soomaaliya - Dowladda Puntland iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay guusha laga gaaray hawlgal ka dhan ah argagixisada oo laga fuliyay buuraha Al-Madow (Golis), kaas oo...

Somali Prime Minister Attends Launch of 2025 Economic Report

Mogadishu – Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre, attended an event in Mogadishu marking the presentation of Somalia’s 2025...