Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Puntland oo si kulul uga falcelisay Balan-qaadka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

MUQDISHO - Puntland ayaa si kulul uga hadashay hadalkii Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in dowladda Federaalka ay garab taagan tahay Ciidamada ka...

Jen. Odowaa: Dalka Gobanimo iyo Horumar ma gaarayo in argagaxiso joogto

BELEDWEYNE - Jen. Odowaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa ka hadlaya howlgallada ka socda qeybo kamid ah Puntland, ee lagula dagaalamayo...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u jawaabay Sheekh Shariif iyo CC Shakuur

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlayey kulan ka dhacay Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay in ay jiraan...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Sacuudiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa...

Ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa maanta gacanta ku dhigay gaari siday walxaha qarxa oo la doonayay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah oo miro-dhal ah Xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha...

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda Beledweyne

MUQdisho (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa ka hadlay...

Shariif oo shaaciyay in dalka aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wax aan suurtagal aheyn...

Senator Cabdi Ismaaciil oo sheegay in Itoobiya la siiyay badda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiisk Itoobiya iyo Soomaaliya ee ay...

Fiqi oo u jawaabay xubnaha mucaaradka ee eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo qoraal dheer soo saaray ayaa u jawaabay xubnaha mucaaradka ee shalay...

WARAR KALE

IGAD oo ku ugu baaqday hoggaamiyeyaasha Soomaaliya inay heshiis ka gaaraan doorashooyinka

Jabuuti - Urur Goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo la-hawlgalayaasha caalamiga ah inay bixiyaan maalgelin ku filan, la saadaalin karo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Muqdisho kula kulmay safiirka Ingiriiska

Muqdisho - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u jooga Soomaaliya, Amb....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhawaaqay hirgelinta hannaanka tartanka furan ee shaqaalaha dowladda

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Qodobka 161-aad, farqaddiisa 1-aad, Sharciga...