Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada Dardargelinta Howlgalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab 

CADALE, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa habeenkii labaad ku hoyanaya degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu kula...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadey Saldhig militeri oo ku yaalla Waajid

MUQDISHO (SMN) - Al-Shabaab ayaa aweerar ku qaaday fariisin ciidamada Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin degmada Waajid ee gobolka Bakool halkaasi oo iska hor...

Ciidamada DFS iyo Kuwa Deegaanka oo Howlgallo Ka Wada Gobolka Shabeellaha Dhexe

JOWHAR - Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa bilaabay howlgallo ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab...

NISA oo sheegtay inay dishay hogaamiyeyaal katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeymo ka dhacay Sabiid iyo Caanoole oo lagu dilay hogaamiyeyaal iyo dagaalamayaal ka...

Madaxweynaha oo la kulmay Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Imaaraatka

Muqdisho, Maarso 20, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga...

Midowga Afrika oo cambaareeyay weerar hoobiye oo lagu qaadey Garoonka Aadan Cadde

MUQDISHO, Soomaaliya - War-saxafaadeed kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ayaa lagu cambaareeyay weerar hoobiye oo Al-Shabaab ku qaadey Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Maalintii...

Ciidamada dowladda oo howlgal ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadk deegaanka ayaa weeraray saldhig ay Al-Shabaab ku lahayd gobolka Shabeellaha Dhexe, sida lagu...

Faahfaahin Dheeraad ah oo ka soo Baxday Dagaal ka Dhacay Sabiib iyo Caanoole

Afgooye – Warar cusub ayaa kasoo baxay dagaal culus oo saaka dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab, waxaana uu dagaalka ka dhacay deegaanka Sabiib iyo...

Mareykanka oo cambaareeyay weerarkii lagu dili rabey Madaxweyne Xasan Sheekh

Dowladda Mareykanka ayaa codkeeda ku biirisay dalalka saaxiibada la ah Soomaaliya ee cambaareeyay weerarkii Talaadadii lagu qaadey Kolonyo galbinaysay Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh, kaasoo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulamo La Qaatay Hoggaanka Ciidamada Jiidaha Hore

MOQOKORI - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, ayaa caawa...

WARAR KALE

Ciidanka Danab oo Howlgallo Dhulka ah iyo Duqeyn Cirka ah ka Fuliyay Gobolka Baay

Baydhaba – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Warta Madax Maroodi iyo Leego ee gobolka Baay, kuwaas...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Dagaal Culus Al-Shabaab kula Galay Duleedka Leego

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dagaal culus la galay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, xilli ay ciidamadu howlgallo ka dhan ah kooxda...

UN Experts Condemn Removal of Somalia’s Supreme Court Chief, Demand His Reinstatement

MOGADISHU — United Nations human rights and judicial independence experts have strongly condemned the removal of Somalia’s former Supreme Court chief, Bashir Yusuf Ahmed,...