Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda oo Al-Shabaab kula dagaalamaysa goobo sanado kahor laga saarey [Warbixin]

MUQDISHO -ย Waxaa saddexdii Sanadihii lasoo dhaafay Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kula dagaalamaysa deegaanno iyo degmooyin kooxda laga saarey oo ku dhaw magaaladda...

Diyaaradaha Itoobiya oo Duqeymo ka Fuliya Gobolka Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa xaqiijiyay in diyaaradaha dowladda Itoobiya ay duqeymo ka fuliyeen deegaanada gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Shir Guddoomiyay Kulanka Amni

MUQDISHO - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo kasoo horjeestay barakicinta shacabka reer Falastiin ee ku nool Gaza

MUQDISHO โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si xooggan uga hadlay arrimaha barakicinta shacabka reer Falastiin ee ka dhanka ah Israaiil,...

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaadย oo kulamo kawada Baydhabo

BAYDHABO ย โ€“ Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta tababbar usoo xiray dufcadii 9-aad ee Ciidanka...

Mareykanka oo Joojiyay Taageerada Maaliyadeed ee Ciidamada Danab

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Maraykanka ay hakisay taageerada maaliyadeed ee ciidamada Danab, kuwaasoo muhiim u...

Turkish Airlines oo joojisay duulimaadka magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Shirkadda Turkish Airlines, ayaa muddo aysan cayimin joosiyay duulimaadyadii ay ka sameynaysay Muqdisho, kadib digniin amni oo ka soo baxday Safaaradda...

Mareykanka oo ka Digay Wareero Ku Soo Wajahan Muqdisho

MUQDISHO - Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo saartay digniin ku saabsan weeraro suurtagal ah oo laga yaabo inay ku soo wajahan yihiin...

Dhuusamareeb: Doorashada Kursiga 248 oo Ku Guuleystay Maxamed Cabdi Xasan

DHUUSAMAREEB - Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Maanta, oo taariikhdu tahay 4-ta Maarso, ku qabtay magaalada Dhuusamareeb doorashada Kursiga 248...

WARAR KALE

Ciidanka Danab oo Howlgallo Dhulka ah iyo Duqeyn Cirka ah ka Fuliyay Gobolka Baay

Baydhaba โ€“ Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Warta Madax Maroodi iyo Leego ee gobolka Baay, kuwaas...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Dagaal Culus Al-Shabaab kula Galay Duleedka Leego

Shabeellaha Hoose โ€“ Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dagaal culus la galay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, xilli ay ciidamadu howlgallo ka dhan ah kooxda...

UN Experts Condemn Removal of Somaliaโ€™s Supreme Court Chief, Demand His Reinstatement

MOGADISHU โ€” United Nations human rights and judicial independence experts have strongly condemned the removal of Somaliaโ€™s former Supreme Court chief, Bashir Yusuf Ahmed,...