DF oo Itoobiya ku eedeysay inay hub ka dajisay magaalada Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Dawladda Soomaaliya waxay si dhow ula socotaa dhaq-dhaqaaqyada kasoo cusboonaaday xuduudaha ay la leedahay dalka Itoobiya iyo ficilada gurracan ee ay...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Dhuusamareeb + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Dhusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka...
Jubbaland oo sheegtay inay go’doomisay ciidamadii la geeyay Raaskambooni
KISMAAYO (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Jubbaland, Aadan Axmed Xaaji oo Wariyeyaasha kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in la go'doomiyay ciidamada...
Guddoonka BF Soomaaliya oo tallaabo culus ka qaaday xildhibaan Xasan Yare
MUQDISHO (SMN) - Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu...
Jubbaland oo beenisay in ciidankeedii ku sugnaa Beledxaawo ay isku dhiibeen DF
BELEDXAAWO (SMN) - Wasiirka Wasaradda amniga gudaha Jubbaland sareeye Gaas YuUsuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada...
Madaxweynaha maamulka PUNTLAND oo maanta sameeyay magacaabis
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 25 ee 08-da December, 2024, kuna saabsan magacaabid Taliyaha...
Xiisadda Jubbaland iyo DFS oo laga cabsi qabo in ay saameyso dalalka deriska
KISMAAYO (SMN) - Dagaal ka dhaca Jubbada Hoose ayaa la rumeysanyahay in uusan kaliya ku ekaandoonin gobolkaasi ee uu saameyn doono Geeska Afrika, sida...
Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddiga xeer-hoosaadka BF Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Gudddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa,...
Hay’adda SoDMA oo WFP kala hadashay gargaarkii lagu dhacay SSC-Khaatumo
MUQDISHO (SMN) - Madaxda hay'adda SoDMA iyo mas’uuliyiin ka titsan WFP ayaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay kaas oo diirada lagu saaray dhibaatadii dhawaanta...
Mucaaradka dalka Suuriya oo qabsaday Dimishiq iyo Bishaar Al Asad oo baxsaday
DIMISHIQ (SMN) - Kooxda fallaagada Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al Asad oo...














