Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Sh/Hoose

AFGOOYE (SMN) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xubno ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay...

Wafdi ka socda DFS oo shir uga qeyb galay dalka Serbia + Sawirro

Belgrade (SMN) –Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Maxamed oo shaqo ku jooga Belgrade, ayaa ka...

DF Soomaaliya oo dalka kusoo celisay dhalinyaro laga keenay Liibiya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa ku guuleysatay fududeynta in...

Golaha wasiirada oo loo gudbiyay warbixinta ciidamada la geeyay Raaskambooni

MUQDISHO (SMN) -  Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno...

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay deegaanka Ceelasha Biyaha

MUQDISHO (SMN) - Faah-daahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo ay xalay ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Boolis Milataaro ka sameeyeen duleedka magaalada...

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka 48-aad ee Booliiska dalalka Carabta

TUNIS (SMN) - Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullahi Maxamed Kaniif ayaaka qeyb-galay Shirka 48-aad ee Booliiska dalalka Carabta.   Shirweynahaan oo...

DF iyo dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo soo saaray 7 qodob

MUQDISHO (SMN) -  Shirka Taliyeyaasha Ciidamada dalalka qeybta ka ah howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ku qabsoomay Magaalada Muqdisho inta u...

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo digniin soo saaray, kadib shir uu qabtay

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah kaas oo looga...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo qaabilay danjiraha Qatar ee Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo horleh ka dajisay Raaskambooni + Sawirro

RAASKAMBOONI (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ciidamo horleh oo ka tirsan kuwa Xoogga dalka waxa ay u dirtay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada...

WARAR KALE

South West state of Somalia Steps Up El Niño Preparations as Flood Risks Rise

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met a ministerial-level committee overseeing preparations for and response to the...

African Union chief arrives in New York to push Africa’s priorities at UN General...

NEW YORK — African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf has arrived in New York with a senior AU delegation to attend the high-level...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Kulan la Qaatay Guddiga Diyaar-garowga El-Niño

Baydhabo — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka...