Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiir Fartaag oo saraakiil boolis ah tababar ugu soo xiray Serbia + Sawirro

BELGRADE (SMN) – Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia, ayaa tababar xirfadeed...

Wasiiru-dowlaha Cadaaladda oo la kulmay Axmed Aboul Gheit

QAAHIRA (SMN) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Ambassador Ilyaas oo Qaahira uga qaybgalay Shirka 40-aad ee Wasiirrada Cadaaladda Carabta ayaa kulan...

Guddiga doorashooyinka oo qaaday tallaabadiisii ugu horreysay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha oo ku kulmay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa yeeshay Guddoomiyaha ku meel-gaar...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray dalka Jarmalka + Sawirro

BERLIN (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo kulamo la qaatay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Booliiska Federaalka iyo...

Jubbaland oo ku dhawaaqday go’aanno kale oo ka dhan ah dowladda Soomaaliya

KISMAAYO (SMN) - Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqday in ay joojisay xiriirkii iyo wada-shaqeyntii kala dhaxeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya.   Go’aan...

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga

KAMPALA ((SMN) - Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magcaawday dalka Uganda Amb Fardowso Maxamed Qanyare ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqadaha...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo la kulmay guddiga doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa kulan la qaatay Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka...

Faah-faahinno kasoo baxaya duqeyn xoogan oo xalay ka dhacday Sh/Dhexe

BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay Al-Shabaab ku duqeeyeen deegaanka Xawaadley ee gobolkaasi.   Duqeynta...

Wasiirka amniga Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Serbia + Sawirro

BELGRADE (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Belgrade,...

SoDMA oo u diyaar garoobaysa ka jawaabista abaar laga cabsi qabo

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyey shirar gaar gaar ah oo looga hadlaayey u diyaar-garowga iyo...

WARAR KALE

South West state of Somalia Steps Up El Niño Preparations as Flood Risks Rise

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met a ministerial-level committee overseeing preparations for and response to the...

African Union chief arrives in New York to push Africa’s priorities at UN General...

NEW YORK — African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf has arrived in New York with a senior AU delegation to attend the high-level...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Kulan la Qaatay Guddiga Diyaar-garowga El-Niño

Baydhabo — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka...