Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka oo ka wada-hadlay doorashooyinka

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, (Axmed Madoobe) ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula qaatay masuuliyiinta Xafiiska QM ee Soomaaliya...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka ee...

Faah faahino kasoo baxaya dil wiil dhalinyaro ahaa loogu geystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Kooxo hubeysan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay xalay wiil dhalinyaro ahaa ku dileen qeybo ka mid ah degmada Kaaraan ee...

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo kulamo ka wada wadanka Turkiga

ANKARA (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa Booqasho rasmi ah oo ku aadan Xoojinta Xiriirka Milatari iyo iskaashi ee...

Maxkamadda CQS oo shaacisay natiijada baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil

MUQDISHO (SMN) - Guddigii baarayey kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo ah gabar ka tirsan NISA oo la la’yahay tan iyo June 26 2021, ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Macalimiinta Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ku...

WARAR KALE

Somalia: World Press Freedom Day Symposium Highlights the Role of Journalism in Environmental Crisis

Mogadishu, Somalia - The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the U.S. Embassy in Somalia joined forces to celebrate World Press Freedom Day...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Arimaha...

UN Special Representative Catriona Laing Bids Farewell to Southwest State of Somalia

BAIDOA, Somalia - The UN Special Representative for Somalia, Catriona Laing, recently concluded her farewell visits to the Southwest State of Somalia, where she met...