Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kenya oo dalka kusoo celineyso ciidamadii DF ee gudaha u galay dalkaasi

NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa wada in boqolaal askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay dib ugu soo celiso dalkooda hooyo,...

Mareykanka oo soo dhaweeyay heshiiska Somalia iyo Itoobiya

WASHINGTON (SMN) - Maraykanka ayaa soo dhaweeyay heshiiskii 11-ka bishan lagu gaarey magaalada Ankara, ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya kaas oo uu dhex...

Maxamuud Sayid Aadan oo la kulmay taliyaha ciidanka Ethiopia + Sawirro

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Adis...

Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada-hadlay dhammayatirka heshiiska Hawada

CUMAAN (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Fardowsa Cismaan Cigall iyo Wafdi ay hogaaminayso oo ka qaybgalaya shirka Todobaadka...

Jubbaland oo war culus kasoo saartay xiisadda kala dhexeyso DF Soomaaliya

KISMAAAYO ( SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Jubaland ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii Raaskambooni iyo arrimo kale oo ku aadan khilaafka kala dhexeeya...

Dowladda Ingiriiska oo cambaareysay dagaalka Raaskambooni

MUQDISHO, Soomaaliya - Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho ayaa soo saartey war qoraal ah oo ay ku cambaareysay dagaalkii shalay Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubaland...

Midowga Afrika oo soo dhaweeyay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

ADDIS ABABA - Guddoomiyaha Gudiga Midowga Afrika Moussa Fakiayaa soo dhaweeyay heshiiska Ankara ay ku gaareen Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Abiy...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo qaaday tallaabo ka dhan ah Axmed Madoobe

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa guddi u saaray inuu baaris ku sameeyo nooca...

Dowladda Soomaaliya oo faah-faahisay heshiiska ay la gaartay Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee dowladda federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ku guuleysatay soo...

Farmaajo oo war xasaasi ah kasoo saaray dagaalkii ka dhacay Raaskambooni

MUQDISHO (SMN) - Dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Raaskambooni ee dhex maray Ciidan Soomaaliyeed oo walaalo ah, lehna hal cadow oo ah argagixisada dhibaatada...

WARAR KALE

Ciidanka Danab oo Howlgallo Dhulka ah iyo Duqeyn Cirka ah ka Fuliyay Gobolka Baay

Baydhaba – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Warta Madax Maroodi iyo Leego ee gobolka Baay, kuwaas...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Dagaal Culus Al-Shabaab kula Galay Duleedka Leego

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dagaal culus la galay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, xilli ay ciidamadu howlgallo ka dhan ah kooxda...

UN Experts Condemn Removal of Somalia’s Supreme Court Chief, Demand His Reinstatement

MOGADISHU — United Nations human rights and judicial independence experts have strongly condemned the removal of Somalia’s former Supreme Court chief, Bashir Yusuf Ahmed,...