Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

R/W Xamza oo xarigga ka jaray waddo laami ah oo laga hirgeliyay Garasbaaley

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo Laami ah, taas oo...

Shirkii Asmara oo aad loogu difaacay madax-banaanida Soomaaliya

ASMARA (SMN) - Madaxweynayaasha Masar, Ereteriya iyo Soomaaliya oo Asmara kulan ku yeeshay Khamiistii shalay ayaa ku heshiiyay in la difaaco madax-banaanida Soomaaliya, lagana...

Qaraar ku saabsan Soomaaliya oo loo gudbiyay Qaramada Midoobay

NEW YORK (SMN) - Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay loo gudbiyay qaraar ku saabsan sidii Soomaaliya looga caawin lahaa dib u habeynta xuquuqul...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin xasaasi ah oo ka kooban 30 qodob

MUQDISHO (SMN) - 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Asmara wadahadal kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki oo ay ka wadahadlayaan xoojinta xiriirka labada...

Madaxweynaha dalka Masar oo gaaray magaalada Asmara + Sawirro

ASMARA (SMN) - Kadib Casuumaad uu ka helay Madaxweyne Isaias Afwerki, Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa gaaray magaalada Asmara,...

Ciidamada SSC iyo kuwa Somaliland oo ku dagaalamay duleedka Buuhoodle

BUUHOODLE (SMN) - Ciidamo kala taabacsan maamullada SSC-Khaatumo iyo Somalilad ayaa lagu soo warramayaa inay xalay ku dagaalameen deegaan hoostaga magaalada Buuhoodle ee xarunta...

Sawirro: Mahad Salaad oo la kulmay aqoonyahanada kasoo jeeda Galmdug

MUQDISHO (SMN) - Qaar ka mid ah Maamulka, Macalimiinta Jaamacadaha iyo schoolada dalka ee ka soo jeeda Galmudug oo kulan la qaatay Murasharrax Madaxweyne...

Ciidamada Gorgor oo laga soo saaray gobolka Gedo iyo Sababta ka dambeysa

GARBAHAAREY (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in bilihii lasoo dhaafay ciidamada Gorgor si tartiib ah looga soo saaray deegaanadii ay...

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay dhiggiisa dalka Imaaraadka + Sawirro

ABU DHABI (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka...

Madaxweynaha Masar oo ku wajahan dalka Eritrea + Qorshihiisa

QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha dalka Masar, Abdel Fattah al-Sisi, ayaa lagu wadaa in maanta uu booqdo Magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea, sida uu...

WARAR KALE

Guddiga Arrimaha Gudaha ee Aqalka Sare oo Kormeeray SoDMA

MUQDISHO - Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo...