Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiir Fiqi oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay shirka Golaha Ammaanka ee QM

NEW YORK (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi ayaa khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo u mahadceliyay hoggaanka Switzerland ammaanna...

Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida gargaar u dirtay degmada Afgooye + Sawirro

AFGOOYE (SMN) -  Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gaadiid wada shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada...

Turkiga oo qaadaya tallaabadii ugu horreysay ee shidaal baarista Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Maraakiib laga leeyahay dalka Turkiga ayaa qorsheynaya ineey soo gaaraan xeebaha Soomaaliya dhamaadka bishaan October, iyagoo billaabi doona raadinta saliidda iyo...

Wararkii ugu dambeeyay Shirka Golaha Wadatashiga uga socdo Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si habsami leh uga socdo Caasimadda Muqdisho.   Shirkan oo ah kii tobanaad fadhigiisa labaad Waxaa gudoomiye Madaxweynaha...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa,...

Sawirro: Taliyaha cusub ee Booliska oo guddoomiyay shirkii ugu horreeyay

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ee Taliska Boliiska kaas oo ku qabsoomay Xarunta...

Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

MUQDISHO (SMN) - Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee haatan shirka ku leh gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga digay inay...

Puntland oo si weyn uga hortimid Shirka Golaha Wadatashiga ee Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi gaar ah siiyay Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 28 qodob

MUQDISHO (SMN) - 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saarayo arrimaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Mercy Corps

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay wafti uu hoggaaminayo Madaxa Hay’adda Mercy...

WARAR KALE

Guddiga Arrimaha Gudaha ee Aqalka Sare oo Kormeeray SoDMA

MUQDISHO - Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo...