DF Soomaaliya oo shaacisay inay xoojineyso xiriirka dalalka dariska ah

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah  ee Soomaaliya Balaal Maxamed Cismaan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoojineyso xiriirka...

Jubaland oo baaq kasoo saartay abaaraha ka jira deegaanada maamulkaasi

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa Golaha wasiirada uga warbixiyay xaalada abaarta iyo qorshayaasha Wasaaradda uga...

Xijaar oo ka qeyb-galay shirka Ururka Iskaashiga Booliiska ee Bariga Afrika

KINSHAASHA (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Magaalada Kinshaasha ee Dalka Jamhuuriyadda Koongo uga qeybgalay shir ay isugu yimaadeen...

Guddiga doorashooyinka oo ka shiray bilaabida doorashada BF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Shir looga hadlayay bilaabidda xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka ayaa waxaa Muqdisho ku yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad...

Galmudug iyo Ahlu Sunna oo weli dhaq-dhaqaaqyo ka wada Guriceel

GURICEEL (SMN) - Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabeen gobolka Galgaduud. Dhaq-dhaqaaqyadan ayaa...

Wasiirka Howlaha Guud oo qaabilay wafdi ka socday Bangiga Adduunka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay...

Abaaraha daran ee ka jira Jubaland oo dilay 34 kun oo neef

KISMAAYO (SMN)  - Abaaraha ku dhuftay qeybo kamid ah deegaanada Jubaland ayaa galaaftay ilaa 34 kun oo neef, sida ay sheegeen masuuliyiinta Wasaarada Xannaanada...

WARAR KALE

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil baabuur oo ka dhacay Muqdisho + Video

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo maanta ka dhacay agagaarka xerada Afisyooni ee degmada Waabari, kaas oo sababay...

Somali Officials Unite in High-Level Security Meeting to Bolster Capital’s Safety

MOGADISHU, Somalia - In a significant move to enhance the security of the capital city, a high-level security meeting was recently convened in Mogadishu,...

Saraakiisha amniga Muqdisho oo shir deg deg ah isugu yimid + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimadda iyo kor u qaadida bilicda...