Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Madaxa Sirdoonka CIA

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehelinayey Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Maxamed...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan gaar ah la yeeshay George Conway + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Hayadda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed: Maxamud Macallin Cabullaahi iyo Madaxa isku duwida Howlaha Beni’aadanimada ee UN-ka ahna ku xigeenka SRSG: George...

Ingiriiska oo soo dhaweeyay go’aan ay Soomaliya ku diiday ciidamada Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Safiirka Ingiriiska u fadhiya Muqdisho Michael Nithafriyankis ayaa sheegay go’aanka ciidamada Itoobiya ee qeyb-galka howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika inuu horyaalo dowladda...

Hay’adda IMF oo soo saartay warbixinta horumarka maaliyadda Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen...

Sawirro: Maxay ka wadahadleen guddiga maaliyadda BF & taliyeyaasha ciidanka?

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Maaliyadda ee labada gole BJFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, iyo Taliyaasha...

Abiy oo sheegay in Itoobiya ay raadinayso in si nabad ah ku gasho Badda...

ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa si cad u sheegay in wali dalkiisa ka tanaasulin mowqifkiisa helitaanka badda xili cambaareyn iyo cadaadis kala...

Madaxweynaha JF oo soo xiray shirweyne ka socday magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shiweynaha 5-aad ee Hoggaaminta iyo Hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed, kaasi oo...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo lala soo galay Shiinaha iyo Qatar

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka...

DF Soomaaliya oo shaacisay in howlgal ay ku dishay 15 ka tirsanaa Al-Shabaab

QAYCAD (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu faah-faahiyay howlgal culus oo maanta ka dhacay koonfurta gobolka Mudug.   Howlgalkan oo ay iska...

Jubbaland oo diiday muddo kordhinta loo sameeyay maamul goboleedyada dalka

KISMAAYO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay go'aanada kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.   Jubbaland...

WARAR KALE

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin iyo mahadcelin ah la yeeshay Taliyaha Guutada 45-aad...

Baraawe – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan isugu jiray mahadcelin iyo sagootin la qaatay Col. Dr. Justus...

Somalia, Türkiye agree to strengthen disaster management cooperation

Somalia and Türkiye have agreed to strengthen cooperation on disaster preparedness, early warning systems and technical training following talks between senior officials in Antalya.   Somalia’s...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay dhiggiisa Turkiga

Antalya, Türkiye – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Türkiye kulan kula yeeshay Madaxweynaha Hay’adda...