Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka...

Ra’iisal wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Ra’iisal wasaaraha iyo...

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa magacaabay guddi cusub oo ka kooban 11 xubnood. Guddigan oo uu...

Sawirro: MW Farmaajo oo qaabilay guddigii Soomaaliya ee kiiska Baddeena

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddiga Soomaaliya ee Kiiska Baddeena ayaa ku bogaadiyey...

Soomaaliya iyo Thailand oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

NAIROBI (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa la kulmay danjiraha Thailand ee dalka Kenya Danjire H.E. Sasirit...

Waa sidee saaka xaaladda magaalada Guriceel?

GURICEEL (SMN) - Xaalad kacsanaan aha ayaa lagu soo warramayaa inay weli ka taagan tahay magaalada Guriceel, halkaas oo ay ka socdaan dhaq-dhaqaaqyo iska...

Ciidamada xoogga oo howl-gallo ka wada gobolka Shabeelaha Dhexe

JOWHAR (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gallo iyo dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah Al-Shbaab ka wada gobolka Shabeelaha Dhexe ee HirShabelle. Taliyaha qeybta 27-Aad...

Nin Soomaali ah oo loo xiray dilka xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka UK

LONDON (SMN) - Waxaa shaley toorey lagu diley mudane ka tirsan Baarlamanka Britain oo lagu magacaabo David Amess oo da’diisu aheyd 69 jira, waxaana...

WARAR KALE

Sawirro: Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la qaatay wafdi ka yimid Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa kulan la qaatay Wafdi ka socday wasaaradda Cadaaladda dalka Turkiga...

Kenyan police killed suspected Al-Shabaab fighters near Somalia border

NAIROBI, Kenya - At least six suspected members of the al Shabaab terror group were Wednesday killed in an ambush by security forces in...