NISA oo gacanta ku dhigtay nin ka tirsan Shabaab oo dil ka gaysan rabay...
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaa oo doonayay in uu dilo Ganacsade...
Taliyaha ciidanka booliska oo la kulmay saraakiil ka socota Mareykanka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha howlgalada gaarka ah Mareykanka Colonel David...
Sawirro: Xamza oo maanta xarigga ka jaray xarunta xaaladaha deg-degga ah
MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md. Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Daryeelka Dhaawacyada iyo Xaaladaha Deg-degga ah...
Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socda Jarmalka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Jarmalka u...
Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo saaka xiran + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Waxaa saaka xiran waddada xiriirsa Zoobe ilaa Km4, wadooyinka soo gala isbitaalka Madiina iyo waddada aada Buula Xuubeey ee magaalada Muqdisho.
Shacabka...
Wafdi ka socda DFS iyo QM oo booqday magaalada Baydhabo + Ujeedka
BAYDHABO (SMN) - Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Muqdisho ayaa shalay booqday mashaariic...
R/wasaare Xamza oo la kulmay ergeyga Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika
MUQDISHO (SMN) -
Muqdisho: Isniin 28, Oktoobar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga...
Saddex ganacsato ah oo lagu dilay Muqdisho iyo sababta ka dambeysa
MUQDISHO (SMN) - Illaa sadex ruux oo ganacsato ahaa ayaa maanta lagu dilay agagaarka iskuulka Axmed Gureey oo ku yaalla degmada Daaru-salaam ee gobolka...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan la yeeshay safiirka Shiinaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dowladda Shiinaha...
Xasan Sheekh ma waxa uu ku guul dareystay isku heynta maamul-goboleedyada?
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa mar kale shalay dib uga furmay shirka golaha wadatashiga qaranka oo u dhexeeyo dowladda federaalka iyo qaar kamid...















